1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland oo u muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi Golaha guurtida ee Somaliland ayaa muddo kordhin laba sano ah u sameeyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, waxaana golaha iyaguna ay sameysteen muddo kordhin shan sano ah. Kulan ay ku yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Militeri ah oo afgambiyay Burkina Faso Saraakiil kamid ah ciidamada militeriga ee dalka dhaca galbeedka qaaradda Africa Burkina Faso, ayaa sheegay in ay talada dalka kala waregeen hoggaamiyihii sagaal bil ka hor dalka Afgambiga ku qabsaday.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo dad shacab ah ku dilay gobalka Gedo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dad shacab ah oo ay ururka alshabaab ku dileen deegaan hoostaga gobalka Gedo, gaar ahaan xadka Soomaaliya iyo Keenya. Inta la xaqiijiyay 12…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo beenisay in doorashooyin ay ka qabaneyso 12 degmo Maamulka Puntland ayaa sheegay in been abuur ay tahay wararka sheegaya in xukuumadda madaxweyne Deni, dooneyso in doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ay qabaneyso lagu koobayo 12 degmo.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Taliye Farxaan Qaroole Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allahunaxariistee Taliyihii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole), kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo Qarax Lagu Dilay Qarax ka dhacay duleedka deegaanka Basra ayaa waxaa ku geeriyooday taliyihii ciidanka boliiska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Aadan, kadib markii lala eegtay qarax miino, waxaana kasoo baxaya warar kale duwan.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya, kaddib martiqaad uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo A-shabaab Kala Wareegay Basra iyo Deegaanno Hoostaga Ciidanka dowladda federalka ah Soomaaliya oo taageero ka helaya dadka deegaanka ayaa waxaa ay la wareegeen deegaanka Basra iyo Tuulooyin hoostaga, kuwaas oo dhaxeeya magaalooyinka Afgooye iyo Bacad oo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Dhallinyarada Ugu Baaqay Ka Qeybgalka Dagaalka Al-shabaab Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Muqdisho ka daah-furay ololaha Qaran ee doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib-u-xoreynta dalka , kadib munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Ka Tirsan Al-shabaab oo Iskudhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Maalmihii tagay waxaa soo badanayey xubnaha ka tirsan Al-shabaab isu soo dhiibaya ciidanka dowladda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana ugu dambeeyay laba xubnood oo isku dhiibay ciidanka xoogga qeybta 60-aad…