1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanku ka gaareen howl-gallada lagu cirib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Ku Geeriyooday Dagaal Ka Dhacay Qeybo Kamid ah Gobolka Hiiraan Nabaddoon Cilmi Hagar Guure oo kamid ahaa waxgadka sida weyn looga yaqaaanno gobolka Hiiraan ayaa ku geeriyooday maanta dagaal ka dhacay deegaanka Ceelqoox oo hoostaga magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Al-shaabaab Kula Dagaalamay Deegaanka Moqokori Dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda oo garab ka helaya ku deegaanka ee dib u xoreynta iyo xooggag ka tirsan Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaan hoostaga magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da’ay Qeybo Kamid ah Gobollada Dalka Xilli dalka ay ka jirto abaar baahsan oo dadka iyo duunyada saamaysay ayaa waxaa saacadihii ugu dambeysay Roobaab xooggan oo lagu diirssaday ayaa waxaa ay ka da’een gobollada dalka, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa Maxay Fursadha Dowladda Soomaaliya ay u Gudbinayso Wasiirrada Ku Shiraya Canada ? Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay shirka caalamiga ah ee Hay’adda Duulista adduunka ICAO oo maalintii labaad ka socda magaalada Montreal,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya iyo Filand oo Ka Wadahadlay Hormarinta Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo maanta xafiiska ku qaabiley madax ka socotey Hey’adda Horumarinta Finland. Wasiirka waxaa kulanka ku wehelinayay Wasiiru…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Cabdiraxmaan Alcadaala” Qof Kasta oo Su’aal Geliya Macawisleyda Waxaan u Aqoonsanahay Khawaarij” Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala ayaa ka warbixiyay safarka wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federalka ah iyo taliyaha ciidanka xoogga ay ku tageen Baxdo,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha Itoobiya? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Golehiisa Xukuumadda, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: War-murtiteed Kasoo Baxay Shirka Wasaaradaha Warfaafinta Federalka iyo Heer Dowlad Goboleed Waxaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir u dhaxeeyay wasaaradda warfaafinta heer iyo kuwa dowlad goboleedyada, kaas oo muddo sedex maalin ah ka socday magaalada Muqdisho, shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Sh. Cabduqadir : Laga bilaabo maanta aanay Wasaaradda Waxbarasshadu wax qarash ah aanay ka qaadeynin Shahaadada Ardeyda dugsiga Sare Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladd federaalka ah Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqadir, ayaa sheegay in wasaaradda ay joojisay lacagihii ay ka qaadi jirtay ardayda soo dalbaneyso shahaadada. Faarax…