1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Hoostaga Magaalada Baydhabo Ciidamada xoogga dalka qeybta 60-aad oo kaashanaya kuwa deegaanka Koonfur Galbeed ee la magacbaxay Dulmi-diid ayaa Al-shabaab waxaa ay kala wareegeen deegaanno hoostaga magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo muddooyinkii dambe ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kiisaska Xanuunka Ebola ee Uganda oo kordhay xilli lasoo warinayo kiis dhimasho ah Wadanka Uganda oo lagu arkay kiisas kamid ah xanuunka Ebola ayaa waxaa sii ordhaya tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka, kuwaas oo isasoo taraya, waxaana dowladdu ay sheegtay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xil.Saabir Shuuriye: Hadaadan naftaada keeni karin ku taageer maalkaaga kacdoonka shacabka Xildhibaan Cabdi Saabir Shuuriye oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Jmahuuriyadda federaalka ayaa ugu baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay qayb ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan C.Warsame oo ku baaqay in gurmad degdeg ah la gaarsiiyo deegaannada Al-shabaab laga saaray Ergayga arrimaha bini’aadanimada iyo gurmadka abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xil.Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah la gaarsiiyo dadka ku sugan deegaannada ururka alshabaab laga saaray. Warsame,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno ka soo baxayo Ganacsade lagu dilay Suuqa Wayn Wararka naga soo gaarayo Suuqa wayn ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in ay kooxa hubaysan ay qof ku dileen gudaha Suuqa. Qofka la dilay oo ahaa rag ayaa lagu magacaabayay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Howlgalladii Ugu Dambeeyay Ee Gobollada Ciidanka Qaranka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgaladii ugu dambeeyay waxaa ay sheegeen in lagu dilay 30 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab, waxaana laga xoreeyey ku dhowaad 15 deegaan Hawlgallo saf…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Kusoo Gabagabeysay Shir, Iyadoo Qodobo Lagu Ansixiyay Kulankii 11aad ee Hay’adda Maamulka (Board of Directors) ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayay arimo muhiim u ah hormarinta Isgaarsiinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo si toos ah ula hadlaya Jiidaha hore Ee dagaalka Hiiraan iyo Galgaduud Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre Ayaa si toos Ah khadka taleefanka kula Hadlay qaar Kamid Ah mas’uuliyiinta Hoggaaminaya kacdoonka ka dhanka ah ee Looga xoreynayo gobollada Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda NISA oo Sheegtay in ay Howlgal Ku Qatay Dad Xiriir la Leh Al-shabaab Hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa bayaan ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in la qabtay dad ay siyaabo kale duwan macluumaad ula wadaagay Al-shabaab sida…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Saabir oo Maanta Lagu Arkay Jiidda Hore Ee Dagaalka Galgaduud Wasiir ku-xigeenka warfaafinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusf Alcadaala iyo xildhibaan Abdisaabir Nuur Shuuriye oo maalmaan kusganaa gobolka Galgaduud qeybo kamid ah oo ciidanka xoogga iyo dadka deegaanka…