Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir gudoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir, oo looga hadlay horumarinta daqliga, amniga, nadaafada iyo taakuleenta Barakacayaasha. Kulankan…