4 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbeddel Keeba Elizabeth Ka Danbeeya.?! Dalka Ingiriiska ayaa waxa ka dhici doona isbeddello badan ka dib markii Charles III uu la wareegay carshigii Boqortooyada Ingiriiska, Isaga oo beddelay hooyadiisi Elizabeth II ee dhawaan dhimatay. Hadaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay deegaanno hoostaga gobalka Hiiraan Ururka 6 aad Guutada 16 aad ee Kumaan dooska Xds ee Danab Guutada 5 aad ee Qeybta 27 aad ee Xds Ururuka 8 aad Guutada 18 Kumaandooska Xds ee gor…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Soomaaliya iyo Suciidiga oo Ka Wadahadlay Xiriirka iyo Iskaashiga Laba Dal Wasiirka Arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya , Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ooku sugan Mareykanka ayaa kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Qeybgalay Furitaanka Shirka Qaramada Midoobey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Odawaa Yuusuf oo Kurmeeray Ku Maraya Hiiraan Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray degaanadi dhowaan ay la wareegeen ciidanka dowladda iyo kwa deegaanka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Saabir Shuuriye oo Gaaray Magaalada Baxdo Ee Galgaduud Wasiirka ku-xigeenka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala Xildhimaab Cabdi Saabir Nuur Shuuriye iyo guddoomiye ku-xigenka amniga iyo siyaasada gobolka Mudug Cabdi Xuseen iyo ciidamo ka tirsan dowlada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasaaradaha Heer Dowlad Gobleed iyo Gobolka Banaadir oo Shir u Furmay Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta furay Kulanka wasiirrada heer federaal, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Howlgal Kula Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Ciidamada dowladda oo kaashanayo dadka deegaanka oo howlaggallo ka bilaabay deegaanno ka dhaca gobolka Galgaduud ayaa maanta la wareegay deegaanka Sinidhiqo oo hoos yimaado magaalada Dhuusamareeb, kadib weerar iyagu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Xildhibaan Booroow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Uganda oo ku dhawaaqday inuu dalkeeda ka dillaacay Cudurka Ebola Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay ugu yaraan hal kiis oo ah xanuunka Ebola ah laga helay Dalkeeda. Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa maanta oo Talaado ah shaaca ka qaadday in nin dhintay…