2 daqiiqo Sheeko:War Shirka Xoojinta Wadashaqeynta Bulshada Rayidka ah iyo Ganacsatada oo Muqdisho Ka Furmay Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka ah iyo dib u heshiinta xukuumadda federalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa goordhow furay shir la xiriira “Kulanka xoojinta xiriirka wadashaqeynta bulshada rayidka ah bahda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadaaddo Kaniisad oo lagu afduubtay dalka Cameroon Sideed qof oo ay ku jiraan wadaada kaanisadda Catholic iyo dad kale ayaa la soo warinaya in lagu afduubtay deegaan ku yaalla gobal dhaca koonfur galbeed ee dalka Cameroon. Weerarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gobalka Hiiraan:Deegaanka Booco oo lagala wareegay ururka alshabaab Wararka naga soo gaarayo gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka ay lawaregeen deegaanka Booco oo kamid ah deegganada ay mudada dheer alshabaab ka talinayeen. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal u Dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo Ka Qarxay Gobolka Galgaduud Wararka naga so gaarayo gobolka Galagaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab uu ka qarxay deegaanka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareed ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo Dhuusamareeb Ka Furtay Shir Dib-u- heshiisiin Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Dib- u- heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay shir dib u heshiisiin beelo ku dagaallamay Gobolka Galgaduud ka furtay magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda maamulkaas, kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Difaaca oo war ka soo saartay dagaalka ka socda gobalada dalka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo howlgallada ciidamada xoogga iyo shacabka deegaannada qaar ay ka wadaan maamulada Koonfurgalbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug. War ka soo baxay wasaaradda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida xildhibaan Boorow Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo kamid ahaa mudanayaasha golaha shacabka. Xildhibaan Boorow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Booroow oo Muqdisho ku geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Booroow oo kamid ahaa mudanayasha golaha shacabka. Xildhibaanka ayaa ahaa mid laga soo doortay deeggannada maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Iyo Taliban oo Markale Maxaabiis Isweydaarsaday, Kadib Heshiiskii Doxa Mareykanka iyo Taliban ayaa markale isweydaarsaday maxaabiis ay kala heysteen, kuwaas oo labada dhinac u gacan galay kahor inta uusan mareykanku dib uga laaban duulaankii uu joogay dalkaas, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Shirka 77-aad Ee QM Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah xukuumadda federal ah ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareyka ayaa waxaa uu ka qeyb galay…