1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wafdiga Dowladda Soomaaliya Ku Matalaya Wadahadallada Kala Dhexeeya Itoobiya oo u Dhoofay Ankara Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo ah Sabti u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar Badan oo Mareykan iyo Israaliyiin Isugu Jira oo Lagu Dilay Yeman iyo Xuutiyiinta oo Ka Hadashay Wararka ka imaanaya dalka yemen ayaa sheegaya in 70 askari oo ka socda Israa’iil iyo Maraykanka lagu diley dalkaas, halkaas oo ay si dhuumasho ah ku galeen, iyagoo doonayay in ay Xuutiyiinta gudaha kula dagaallamaan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Dhulka Loo Dhisayo Taliska Ciidanka Dhulka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle iyo saraakiil kale oo ka tirsan Taliska Xoogga ayaa maanta kormeer ku tegay taliska cusub ee loo diyaarinayo ciidanka dhulka.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kormeeray Xarunta Gurmadka Qaranka ee Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Liido Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday xarunta gurmadka qaran ee loo samaynayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii lagu ee hoobtay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxo hubeysan oo Toogasho Ku Dishay Guddoomiye ku-xigeenkii Degmada Beledweyne Kooxo hubaysan ayaa magaalada Beledweyne ku dilay gudoomiye ku-xigeenkii maaliyada degmada Beledweyne Cabdi Sahal shuuriye sida ay Goobjoog u xaqiijiyeen Maamulka Gobolka Hiiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa Ka Jira in Itoobiya Ka Codsatay Dowladda Soomaaliya Iney Dekad Siiso Haddii ay Ka Laabato Heshiiska Guracan? Wajiga labaad ee wada-hadallada ay dowladda Turkigu dhexdhaxaadinayso ee ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la filayaa inay mar kale furmi doonaan bisha September ee soo socata, balse waxaa jira wararka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fanaanadda Asma Saaban oo Isdishay Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee caasimadda Soomaaliland ayaa sheegaya in Caawa ay halkaas ku geeriyootay Fannaanadda Asma Saban ka dib markii ay nafteeda dishay ama isdaldashay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gurmad Socday 27 Saacadood oo Ugu Dambeyn Lagu Soo Saaray Meydka Ilmo Ku Dhacay Musqul Laascaanood Ciidanka dab-damiska magaalada Laascoonaad iyo dadweynaha oo iskaashanaya ayaa howlgal ku dhowaad 30 saacadood qaatay, islamarkaana khasaare dhimasho sababay ka dib ku guuleystay inay soo saaraan meydka wiil musqul.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Goorma ayuu Furmayaa Wejiga 2-aad ee Dhexdhexaadinta Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya? Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya ee ay garwadeen ka tahay Turkiga ee la xiriiira xiisadda Badda ayaa galaya wejiga 2-aad iyada oo labada dhinac ay Ankara ku kulmi doonaan todobaadka soo socda.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay Inaan Cidna Kursiga Madaxtinimo Isku-dhajin Karin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh oo ka hadlay hannaanka Dimuqraadiyadda iyo qori isku dhiibka madaxtinimada dalka ayaa sheegay inaysan cidina kursiga isku dhajin karin.