4 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Jir IL Dhaqaale u ah Qoyskiisa Gelinna Waxbarta Waa dhif inaaad aragto 12 jir kaalin weyn oo mug leh ka qaata nolosha qoyskiisa Sidoo kalena ah arday kaalimaha ugu horreeya ka gala imtixaanaadka Iskuulka. Sheekada warbixinteenna waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Mareykana oo sheegtay inay kala shaqeyneyso Soomaaliya la dagaallanka Alshabaab Xoghaya difaacada dowladda Maraykanka Lloyd James Austin, ayaa sheegay in ay washington ay dooneyso in ay Soomaaliya ku garab siiso dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab. Lloyd ayaa carabka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Howlgal Ciidamada Ay Ka Fuliyeen Deegaan Hoostaga Gobalka Hiiraan Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal xalay xilli dambe ka dhacay deeegaan Abooreey oo qiyaastii 25-km dhanka bari ka xiga degmada Buula burte, ay ku dishay xubna ka tirsan ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Maraykanka, ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda dalka Maraykanka Mudane Antony Blinken. Xasan Sheekh ayaa kala hadlay Blinken arrimo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya oo Washington Kula Kulmay Madaxweynaha Bank Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka Mudane David Malpass ayaa kala hadlay dhameystirka barnaamijka deyn cafinta iyo in mashaariicda hormarineed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga oo Ka Warbixisay Howlgal NISA ay Ka Fulisay Muqdisho Wasaaradda amniga xukuumadda federalka Soomaaliya , ayaa warsaxaafadeed kasoo baxay waxaa lagu sheegay in howgal laga fuliyay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu burburiyay shabakad ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Mareykanka Kula Kulmay Madaxa Hey’adda Lacagta Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa la wadaagay tallaabooyinka wax ku oolka ah ee laga gaaray…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda SODMA oo Kulan U Qabatay Wasaaradaha Bini’aadanimada Maamul Gobaleedyada Dalka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA) ayaa kulan xog wareysi ah u qabatay wasaaradaha arrimaha bini’aadantinimada iyo maareynta musiibooyinka ee dowlad goboleedyada Jubbaland, Puntland Koonfur Galbeed Galmudug iyo Hirshablle. Kulanka oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Gobolka Bay uu Qarka u Saaran Yahay in Macluul ay Ka Dillaacdo Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ee arrimaha Bani’adannimada ayaa sheegay in xaaladda abaaraha ee ka jira Soomaaliya ay marayso heerkii ugu adkaa, waxaana uu carabka ku dhuftay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Washington Kula Kulmay Xoghayaha Difaacafa Maraykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Difaaca dalkaas Mudane Lloyd James Austin. Xoghayaha Difaaca…