2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Maraykanka Iyo Ujeedka Socdaalkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaada Washington D.C. ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa dalka Maraykanka ku soo dhaweeyay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Puntland? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada maamulkaas, kaas oo todobaadkaan looga hadlay arrimo dhowr ah sida amniga guud ee Puntland iyo gurmadka Abaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis ay Wadagaleen Soomaaliya iyo Turkiga Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Abaaraha, Shirkii Golaha Wadatashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan C.Warsame “Waxaan halkan u joognaa olole aan ugu soo jeedineyno dareenkiinna dhibaatada marayso masiibada bini’aadannimo ee Soomaaliya”. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha jamhuuriyadda u qaabilsan Arrimaha Bini’aadannimada iyo gurmadka Abaaraha, ayaa sheegay in uu doono in jimciyadda qurumaha ka dhaxeyso uu la…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyinka Heysta Haweenka Hilibka Ku Iibiya Hareeraha Waddooyinka Muqdisho Tan iyo bur-burkii dowladdii dhexe ee dalka Soomaaliya waxa ay qaadday waddada shaqa la’aanta. Qoysas badan ayaa waxaa soo wajahay daruuf adag oo dhanka nolosha ah, Haweenka Soomaaliyeed waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deg-Deg: Qarax ka dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo agagaarka Nasiib buundo ee degmada Shibis ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay. Qaraxa oo ahaa mid lala eegtay qof watay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Ka Warbixiyay Howlgal Laga Fuliyay Hiiraan Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab oo muddooyinkaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka waday gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal la fuliyay lagu bartilmaameedsaday saldhigii ugu weynaa ee Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Roob Ka Curtay Deegaanada Somaliland. Waxaa tan iyo habeennimadii xalay ahayd roobab xooggan ay ka da’ayeen magaalada Oodweyne iyo deegaannada hoostaga ee maamulka Somaliland. Robabka oo ay ka dhalatay biriq, ayaa la soo warinayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyoo Shil Gaari Ku Galay Caasimadda Kyiv Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil gaari, xilli uu ku socdaalayay qeybo kamid ah magaalada caasimadda ah Kyiv, sida uu warbaahinta u sheegay Sergii Nykyforov oo ah afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laftagareen oo Kulan La Qaatay Wasiirrada Gargaarka Ee Maamul Goboleedyada Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa kulan la qaatay wasiirrada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowlad goboleedyada oo maalmahaan ku shirsanaa magaalada Baydhabo ee xarunta u ah…