1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Kenya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada dalka Kenya dhiggiisa William Samoei Ruto. Labada mas’uul ayaa kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, amniga, dhaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalantay Galgaduud Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalamay deegaan hoostaga gobalka Galgaduud, halkaas oo uu ka dhashay khasaaro kala duwan. Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo sheegtay in la duqayay gobalka Tigray TPLF ayaa xaqiijisay in duqaymo dhanka cirka laga geystay gobalka Tigrayga, kadib markii ay ku dhawaaqeen in ay qaadanayaan xabad joojin ka hirgasha aagga dagaalka. Kibrom Gebreselassie, oo ah sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamaya Deegaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta galinkii dambe uu dagaal ka qarxay deegaan lagu magacaabo Laanqaylo oo u dhaxeeya degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Hay’adda Qatar Charity Kala Hadlay Gurmadka Abaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda Qatar charity oo ay ka wada hadleen sidii loogu soo gurman…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Munaasabadda Caleemo-saarka William Ruto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto, kaas oo maanta loo dhaalriyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga William Ruto oo loo Dhaariyay Madaxweynaha Cusub ee Kenya Madaxweynaha la doortay dalka Kenya William Ruto ayaa loo dhaariyay madaxweynaha cusub ee Kenyaa, wuxuu xilka sii heyn doonaa shanta sano ee socota. Dad gaarayo 60,000 qof ayaa ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho Kula Kulmay Wakiillada Beesha Caalamka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday safiirada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya oo uu Hogaaminayey wakiilka Qaramada Midoobey ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Safarka Madaxweynaha Ee Kenya Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka uu madaxweynaha dalka , Xasan Sheekh Maxamuud ku joogo magaalada Nairobi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiillada Galmudug oo Muddo Kordhin u Sameeyay Madaxweyne Qoorqoor Golaha wakiillada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa muddo kordhin u sameeyay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, kadib kulan maanta goluhu ay ku yeesheen magalada Dhuusamareeb, kulanka ayaa waxaa guddoomiyay Baarlamaanka…