1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan La Qaatay Haweenka Ku Jira Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay guddi ka socda Xildhibaannada haweenka ah ee ku jira Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Qaran oo Ka Furmay Shirka wadatashiga qaranka ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kadib markii caasimadda ay soo gaareen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, marka laga reebo Siciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamse oo Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hay’adda IOM Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM, Amy Pope. Xubnaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u milicsi: Saameynta Dhacdadii September 11, 2001-kii Iyo Soomaaliya 11/9/2001-dii: Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin towers), halka United Airline…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: 9/11 Kadib, Waa Maxay Saameynta Mashruuca Argigixiso La Dirirka Ku Yeeshay Soomaaliya? Maanta oo kale 21 sano ka hor, dhalinyaro carab ah ayaa weeraray daaro mataano ahaa oo ku yaallay dalka Mareykanka, dhacdadaasi kadib waxaa isbadalay khariidadda siyaasadda caalamka, Mareykanka waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay gobalka Baay Warar dheeraad aha yaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka ceeldheere oo hoostaga degmada Bardaale ee gobalka Baay. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga oo gaaray degmada Baxdo Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobalka galgaduud, oo ay qaar kamid ah shacabka ay ka wadaan abaabul hubaysan oo ka dhan ah ururka alshabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka wadatashiga dowadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho ku soo wajahan Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu soo gaaro magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin afarta maamul gobaleed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Abdule kuso dhoweyey…