2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaar Kamid ah Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarkii Hotel Xayaat oo Loo Qaaday Turkiga Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii bishii hore ka dhacay Hotelka-ka Xayaat ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa gargaar caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga, kadib markii xaalladdooda caafimaad wax looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Hoose Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo waxaa ay ka sameeyeen deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha hoose, kuwaas oo hoos taga degmada Afgooye, howlgal ay ciidanku ku gaareen deegaanka Mubaarak ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dadka Deegaanka Cadakibir oo Dib u Hagaajiyay Ceelbiyood Al-shabaab ay Qarxiyeen Deegaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud oo ay dhawaan Ceelbiyoodka ka qarxiyeen kooxda Alshabaab ayaa dib loo hagaajiyey, waxaana lagu guulaystay in markale Dad iyo duunyadu biyo ka helaan, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Boqoradda Ingriiska Elizabeth II Madaxweynaha Jamhuurioyadda federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska boqortooyada dalka Ingiriiska,xukuumadda iyo shacab ka dalkaasi oo ay ka geeriyootay Boqorad Queen Elizabeth II. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqoradda Ingiriiska Elizabeth II oo Geeriyootay Waxaa goordhow geeriyootay boqoradda dalka Ingiriiska Elizabeth II, xilli ay aheyd 96 sano jir, sida looga dhawaaqay qasriga Boqortooyada Buckingham , Elizabeth ayaa muddooyinkii dambe waxaa laga deyrinayay xaaladdeeda caafimaad Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u fadhin doona dalkeenna Mudane Thomas Kipkosgei Chepkuto. Danjire…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Todobaadlaha ah Ee Golaha Soomaaliya oo Looga Hadlay Amniga Guud Ee Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda amniga, dar-dar galinta Gurmadka Abaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Albania oo xiriirka u jartay dalka Internet-ka ka weeraray Dowladda Albania, ayaa gebi ahaanba xiriirkii diblomaansiyadeed u jartay Tehran kadib markii ay ku eedeysay in ay Iran ku lug laheyd weerar dhanka Internet-ka ah oo lagu qaaday kaabayaasha dhaqalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan oo ka digay siyaasadaha daandaansiga ah ee reer galbeedka Recep Tayyip Erdoğan madaxweynaha dalka Turkiga , ayaa sheegay in aan aysan waxba soo kordhinaynin siyaasadaha daandaansiga ah ee dalalka reer galbeedka ay ku wajahayaan Ruushka, markii markii dalalka midawga…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Nuxurka khudbadda James Swan ee golaha ammaanka Golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ee abaaraha, amniga iyo siyaasadda, ee dalka. Xoghayaha ergayguud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan, oo khudbad…