2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Si Adag Ugu Hadlay Dad Lagu Dilay Duleedka Baladweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay dhacdadii ka dhacday gobolka Hiiraan, taas oo Al-Shabaab ay ku dileen ku dhowaad 20 ruux oo ku siijeeday degmada Maxaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Sikulul Uga Hadlay Dad Lagu Dilay Gobolka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerar la sheegay in dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dileen dad ku sii jeeday degmada Maxaas, ayna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo Ka Qeyb Gashay Janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo aheyd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed oo dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Guudlaawe oo Ka Tacsiyeeyay Dad Lgu Dilay Gobolka Hiiraan Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka golayaasha maamulka iyo shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay dhacdadii ka dhacday gobolka Hiiraan, taas oo Al-shabab ku dileen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo diyaarisay ciidamadeeda ka hortaga Rabshadaha Dowladda Kenya ayaa gabi ahaan heegan gelisay ciidamada ka hortaga rabshadaha ee dalkaas. Ciidamada ayaa lagu arkaya waddooyinka iyo xarumaha siyaasadda ee dalka Kenya, waxaana lagu wadaa in ay xakameeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jarmalka oo bixinaya Magdhawga Ciyaartooy la dilay 1972 Dowladda Jarmalka ayaa ogolaatay in ay magdhaw siiso ehelada ciyaartooy lagu dilay Munich sanadkii 1972-dii, xilli ay ka qaybgalayeen ciyaarihii olombikada adduunka ee lagu qabtay dalkaas. Ehelada ciyaartooy Israel ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Faah-faahinno ka soo baxayo dad lagu dilay Maxaas Wararka naga soo gaarayo degmada Maxaas, ayaa sheegaya in ay ururka alshabaab ku gubeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne gawaari sidday raashiin, sidoo kale alshabaab ayaa dilay dad…
1 daqiiqo Sheeko:War Shirka Baarlamaannada Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay, Maxaa Kaoo Baxay? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu soo gabagabeeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Xiriirka Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada Wasiirka arrimaha gudaha federalka iyo dib u-heshiisiinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Axmed Macali Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin dagaal ka dhaxeeya dowladda iyo dowlad goboleedyada, waxaana uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax lagu dilay wadaad Caan ah oo ka dhacay Afghanistan Jimcihii shalay weerar khasaaro gaystay oo ka dhacay masaajir ku yaalla galbeedka dalka Afghanistan, ayaa waxaa ku geeriyooday 18 qof oo kamid ah dadkii ku tukanayay masaajidka. Dadka dhintay ayaa…