1 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF oo dalka Sri Lanka siinaysa $3 Bilyan Hay’adda lacagta adduunka ee IMF, ayaa ugu deeqday ku dhawaad $3 bilyan oo dolar dalka Sri Lanka, si wax looga qabto xaaladda dhaqaalaha iyo sicir bararka ka jira dalkaas. Sri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Tiktok Bilaal Bulshaawi oo Caawa Muqdisho Lagu Dhaawacay Kooxo hubaysan ayaa caawa magaalada Muqdisho dhaawac ugu geystay Bilaal Bulshaawi oo kamid ah dhallinyarada ugu caansan barta Tiktok, waxaana la dhaawacay xilli uu ku sugnaa maqaayad ku taalla meel…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye iyo Rag Watay Ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug oo howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay koonfurta gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay waxyaabaha maanka dooriya Ragii watay, kuwaas oo doonayay in ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Baarlamaannada Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur Maddobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol ee Afrika oo maanta ka furmay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao, waxaana labada mas’uul ay ka wadahadleen arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxadweyne Xasan oo Qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah OCHA Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?+Sawirro Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka abaaraha iyo safarradii shaqo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tacsi u diray Ehelka Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaga tacsiyadeeyay geerida ku timid hooyadiis Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq. War ka soo baxay Villa Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay gobalka Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaarayo deegaanka Warmaxan, oo dhaca inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Walanwayn ee gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in dagaal uh ku dhexmaray deegaanka ururka alshabaab iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo farriin u dirtay qowmiyadaha daga Itoobiya Waxaa maalintii todobaad galay dagaalka u dhaxeeya jabhadda TPLF iyo ciidamada dowladda Itoobiya. Dagaalka oo dib uga qarxay gobalka waqooyiga dalka Itoobiya ee Tigrayga, ayaa bilaabmay kadib markii ay fashilmeen…