1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ruto oo maxkamadda sare ka dalbaday in ay diido codsiga Raila Odinga. Madaxweynaha dooran ee dalka Kenya William Ruto ayaa maxkamad sare ee dalka ka dalbaday in ay ganafka ku dhufato codsiga dib uga noqoshada natiijada doorashada ee uu u gudbiyay siyaasiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Siciid Deni oo Shir Gaar ah Weli Ku Leh Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa kulamo albabada ay u xiran yihiin oo cidna aan loo ogoleyn…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Tunuusiya iyo TICAD oo Maanta Halkaas Ka Furmaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya, iyadoo halkaas si diirran loogu soo dhaweeyay, waxaana soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Degmada Baxdo Saraakiil katirsan Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee bartamaha ee dowlad goboleedka Galmudug, waxaana saraakiishu ay u kuurgaleeyeen xaaladda amni ee Baxdo, kadib dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Sheegay iney Ka Go’an Tahay Xukuumadda Gurmadka Abaaraha Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dhowaan waxaa uu safar ku tagay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, isaga oo u kuurgalayay xaaladda ka jirta gobolka, iyo deegaannada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Boggaadiyay Howgallada Ka Socda Gobolka Hiiraan. Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo gaaray magaalada Baladweyne ayaa booqday xerada ay degan yihiin ciidamada xoogga dalka, waxaana uu boggaadiyay gowlgallada ay ciidanku ka wadaan Waqooyiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo U Ambabaxay Ka Qeybgalka Shirka TICAD Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Barre ayaa maanta ka ambabaxay dalka isaga oo ku siijeeda magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia, waxaana safarka ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan xafiiskiisa. Ra’iisulwasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland? Golaha Wasiirada Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa lagu lafo-guray arrimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Garay Magaalada Garoowe iyo Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah Loogu Sameeyay Baladweyne Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay munaasabad weyn oo lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa oo ka dhacday xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne, kadib…