1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo La Kulmay Taliska Qeyta 27-aad iyo Madaxda Hirshabeelle Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo safar ku jooga Hiiraan ayaa maanta kulan magaalada Balweyne kula qaatay saraakiil ka tirsan qeybta 27-aad ee xoogga dalka, kulanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gurmadka Abaaraha oo Xukuumadda Ugu Warbixiyay Baaxadda iyo Saameynteeda Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuurioyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta warbixin ku saabsan saameynta iyo baaxadda Abaaraha la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobada Looga Hadlayo Shirka Golaha Wasiirrada Muqdisho Uga Furmay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta ka hadlayay kulan wadareedka golaha wasiirrada federalka ayaa ka warbixiyay u jeedka kulankaan loo qabtay, waxaana uu ku tilmaamay sidii loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Key Message oo ka wada shaqeynaya kor u qaadista wacyiga waxbarashada Wasaaradda waxbarashda hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is afagarad wada shaqeyn la gashay shirkadda Key Message, si ay kor ugu qaaddo wacyiga waxbarasho ee bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir wadareedka golaha Wasiirada oo Muqdisho ka furmay Waxaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho ka furmay kulan wadareedka golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya. Kulanka oo ay goobjoog yihiin xubnaha golaha wasiirada xukuumadda Dan-qaran, ayaa looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Salaam Foundation oo tababar u furtay ardayda ku guuleysatay deeqda waxbarasho Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta Magaalada Muqdisho tababar uga furtay ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ee dalka, balse ku guuleystay deeqda waxbarasho ee ay bixiso Hormuud Salaam Foundation. Tababarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka difaaca oo kormeeray guutooyinka howlgalada ka wada gobalka Hiiraan Wasiirka gaashaandigga xukuumadda federaalka ah Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kormeeray guutooyinka ciidamada dagaalka kula jira ururka alshabaab ee ku sugan gobalka Hiiraan. Jaamac oo ay wehlinayaan Taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamsa oo kulan la qaatay culimada Ra’iisulwasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la wasiirka diinta iyo awqaafta Mukhtaar Rooboow iyo qaar kamid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed. Xamsa ayaa kulanka intii uu socday waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raila Odinga oo gaari xamuul ah ku gudbiyay dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya Siyaasiga mucaaradka ah ee guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ay sheegeen in looga adkaaday doorashadii ka dhacday dalka Kenya Raila Odinga, ayaa u gudbiyay maxkamadda sare ee Kenya dacwad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar uu dhalay saaxiibka Putin oo qarax lagu dilay Dowladda Ruushka ayaa dhiggeeda Ukraine ku eedeysay in ay ka dambeysay dilka gabar uu dhalay mid kamid ah saaxiibada ugu dhaw ee Putin. Moscow ayaa sheegtay in dilka wariye Darya…