1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Daah-Furay Dhismaha Golaha Deegaanka Cabudwaaq Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si rasmi ah u daahfuray dhismaha golaha deeganka dagmada Caabudwaaq, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Weerarkii Hotelka Hayaat oo Sii Kordhaya iyo Meydad Laga Soo Saaray Waxaa weli hotelka Xayaat ka socda dagaal qaatay wax ka badan 20 saacadood, kaas oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo koox gudaha u gashay hotelka oo habeenkii xalay ahaa weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Dhagax Dhigay Dhismaha Waddo Iskuxirta Degmada Dahar iyo Xingalool Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku soo gaaray Degmada Dhahar ee Xarunta Gobalka Haylaan, ayaa dhaggax dhigay Waddo Isku xiri doonta magaalooyinka Sheerbi, Dhahar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Gaashaandhigga oo Hadashay Howlgallada Ka Socda Gobolka Hiiraan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray wuxuu ku boggaadiyay howlgallada ciidamada xoogga dalka ay kawadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo baaq ka soo saaray weerarka Hotel Xayaat Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerar ururka alshabab ay ku qaadeen Hotel Hayat ee magaalada Muqdisho. Rooble ayaa qoraal uu soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdo: Hooyo iyo Carruur ay dhashay oo ku dhintay Hoobiye! Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro hoobiyayaal ah oo xalay lagu garaacay xaafado ay daggan yihiin dad shacab ah oo ku yaalla degmada Xamar Jajab. Inta la xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulanka Golaha Shacabka oo Dib U Dhacay, Goorma Ayaa Lagu Ballamay? Waxaa dib u dhac uu ku yimid kulan maanta ay isugu yimaan lahaayeen xildhibaannada golaha shacabka, waxaana dib loogu dhigay maalinta barri oo Axadda ah, sida lagu sheegay qoraal kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarka Lagu Qaaday Hotel Xayaat iyo Howlgal Ka Socda Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar ku bilowday qaraxyo oo habeennimadii xalay lagu qaaday Hotelka lagu magacaabo Xayaat oo ku yaalla isgoyska KM4 ee degmada Hodan ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg: Qaraxyo Isxigxigay oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka dhacay qaraxyo isxigxigay, kuwaas oo lagu weeraray hotelka Xayaat oo ku yaallo isgoyska KM4 ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Qaraxyada dhacay ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abwaan Hadraawi oo Maanta Hargeysa Aas Loogu Sameeyay Allah unaxariistee waxaa galabta magaalada Hargeysa xabaalaha ku yaalla ee Baciiq lagu aasay Abwaankii weyne Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, kaas oo shalay ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada oo lagu…