3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Abwaan Maxamed Warsame Ibraahim Hadraawi Maxamed Ibraahim Warsamed Hadraawi ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Hargeisa isaga oo ku jira da’da 79-aad, Hadraawi, oo muddo ku xanuunsanaa Somaliland ayaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday magaalada Hargeisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Somaliland oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Hadraawi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allah unaxariistee Abwaankii weyne Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, oo maalmihii dambe l;a gu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Abwaan Hadraawi oo Geeriyooday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa goordhow ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Maalmihii ugu dambeeyey ayaa Abwaanku waxa uu ku xanuunsanaa Isbitaalka guud ee Hargeysa, halkaasoo xaaladdiisa caafimaad lagula tacalaayey, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MEEL-MARINTA GO’AANKA GOLAHA WASIIRRADA EE MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIGA MAAMULKA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya go’aanka shirka Golaha Wasiirrada ee Sumaddiisu tahay SHGW.00.01.08.202 ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo laga qaaday baasaboorka Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in hay’adda FBI-da maraykanka ay ka qaadday saddex baasaboor oo uu lahaa isniintii todobaadkaan. Talaabadaan ayaa imaanaysa xilli uu Trump wajahayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hadi Matar, wiilkii weeraray qooraga buugga ‘Aayadaha Shaydaanka’ oo hadlay! Hadi Matar, oo ah wiil ku eedeysan in uu weeraray qoraaga reer Britain Salman Rushdie, xilli uu khudbad ka jeedinayay xarunta machadka Chautauqua Institution ee galbeedka gobolka New York ee dalka Mareykanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM oo ka hadashay duqayn ay Soomaaliya ka fulisay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda africa ee loo yaqaanno AFRICOM, ayaa faahfaahin ka bixiyay duqayn dhanka cirka ah oo diyaaradaha Maraykanka ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobalka Hiiraan. Qoraal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamaya Deegaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Wararka naga soo gaaraayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa waxaa ay sheegayaan in laba maleeshiyaad oo kasoo kala jeeda magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusameed ay ku dagaalameen deegaan ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Nin Gabar Ardayad ah Ku Dilay Ceelasha Biyaha Ciidanka Booliiska qeybta Galbeed ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhogay nin loo lagu eedeeyay dilka habeen ka hor loo geystay marxuumad Hibo Qaasim Maxamed oo kamid aheyd ardaydii sanadkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse iyo Guddiga Gurmadka Qaran Ee Abaaraha oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi oo ka duulaya baahida loo qabo dardar gelinta howllaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta…