1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Xaliyay Colaad Ka Jirtay Degmada Matabaan Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa isaga iyo mas’uuliyiin la socday waxaa ay ku guuleystay dib u heshiisiinta beelo muddooyinkii ugu dambeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Xoogga oo Ka Warbiyay Howlgal Laga Sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan oo ay fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan Tuulada Kili-Jiido oo hoostagta degaanka Jannaale, waxaa ay shegeen in ay ku dileen xubin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Hargeysa oo Aasay Loogu Sameeyay Dhallinyaro Ku Geeriyootay Bannaanbaxyadii Dhacay Somaliland Magalaada Hargeysa Xabaale ku yaalla waxaa maanta lagu aasay sedex ruux oo ku geeriyootay khamiistii hore Bannaanbax ka dhacay magaalooyinka Hargeysa iyo Ceerigaabo, kadib markii ciidanka ammaanka iyo shacabku isku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Ciidanka dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa Macawisleyda ayaa howlgallo ay sameeyeen waxaa ay Al-shabaab kula wareegeen deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan, wararku waxaa ay sheegayaan in ciidanka ay gaareen deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Baalle oo kaabiga ku haya deegaanka Dhagax-dheer ee hoostaga degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta oo Arbaco ah, uu ka dhacay dagaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Dib U Soo Celinta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Shirka ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada xukuumadda dan-qaran ayaa waxaa lagu ansixiyay dhismaha iyo maamulka hey’adda maareynta musiibooyinka Soomaaliya, oo la hirgeliyay, kadib markii meesha laga saaray wasaaradda gargaarka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Baaq Ku Aadan Abaaraha u Diray Beesha Caalamka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka hadalayay shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada xukuumadda dan-qaran, ayaa baaq waxaa uu u diray beesha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse Ugu Baaqay Shacabka Soomaaliyeed Iney Isku Gurmadaan Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka hadalayay shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada xukuumadda dan-qaran, ayaa baaq waxaa uu u diray umadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Go’aannada Kasoo Baxay Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Dan-Qaran Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa isugu yimid dhammaan xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda DanQaran. Shirkan degdegga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaan Ka Tirsan Gobolka Mudug oo Laga Hirgeliyay Ceelbiyood Duqa Degmada Gaalkacyo ee dowlad goboleedka Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo, Odayaasha dhaqanka ayaa maanta kormeer ku gaaray deeganka Jeexdin ee duleedka magaalada oo…