1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab iyo Galmudug oo Ku Dagaalamay Deegaan Ka Tirsan Galgaduud Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Galmudug ay weerar ku qaadeen deegaanka Baruujeed oo hoostaga degmada Ceelbuur, halkaas oo fariinsin ku lahaayeen xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaalad Nololeed oo Aad U Daran oo Heysata Dadkii Ka Barakacay Dagaallada Hiiraan Iyadoo howlagallo ay ka socdaan gobolka Hiiraan, kaas oo ay wadaan ciimado ka tirsan xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee lagu magacaabo Maacawislayda ayaa waxaa laga soo deyrinayaa xaalladda noleed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo Dagaalamayaal Ka Tirsan Al-shabaab Kusoo Bandhigtay Aadis Ababa Dowladda Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa kusoo bandhigtay tiro dagaalamayaal ah, kuwaas oo ay sheegtay in lagu qabtay dagaalka Al-shabaab ay ku qaadeen dalkaas, kaas oo markii ugu horeysay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Saaray Liiska Guddiyada Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa soo saaray liiska guddiyada kale duwan ee Baarlamaanka iyo magacyada xildhibaannada ku jira 14-ka guddi uu leeyahay golaha shacabka Baarlamaankiisa 11-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Ugu Sareysa Dowladda oo Hambalyo u Diray Madaxaweyne William Ruto Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dalka Kenya ee la doortay William Samoei Ruto…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Darajadii Ciidan Usoo Celiyay Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka William Ruto oo Ku Guuleystay Doorashada Kenya Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha dalka Kenya ee lagu magacaabo (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto madaxweyne ku-xigeenkii dalkaas uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha, isaga oo ka guuleystay Ra’iisulwasaarihii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Lugta oo Booqday Deegaanno Al-shabaab Lagala Wareegay Taliyaha ciidanka lugta ee xooga dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa gaaray deegaanka Teedaan ee gobalka Hiiraan oo dhawaan aay lawareegeen ciidanka xooga dalka oo garabsanaya dadka deegaanka. Taliyaha waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Imaaraadka oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Alcusmaani oo ay ka wada hadleen xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Musiibooyinka oo La Hoosgeeyay Xafiiska Ra’iisulwasaare Xamse Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa goobjoog ka ahaa Munaasabad Xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu kula wareegaayey Gargaarka iyo Masiibooyinka oo horay Wasaaradd u aheyd, laakiin aan…