1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida Wararka naga soo gaarayo dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in ay deegganno ka tirsan gobolka siti ee dowlad deegaanka ay dhac iyo boob ay ka geeysteen maleyshiyo Canfar ah. Ciidamo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya Cabdiraxmaan Cilmi Afrax waa wiil dhallinyaro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas, fikirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM oo Qamadi u soo dirtay Itoobiya Qaramada midoobay ayaa markii ugu horeysay u dirtay markab sida 23,000 tan oo sareen ama qamadi ah, dalka Itoobiya tan iyo markii uu bilawday dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Kenya oo Musharraxiintu Isku Dhowyihiin Guddiga doorashooyinka madaxbannaan ee dalka Kenya ayaa weli wada tirinta codadka doorashada madaxweynaha, ku dhawaad kala bar codadkii la dhiibtay ee doorashadii dhacday ayaa la tiriyay, labada musharrax ee ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgalladii Ugu Dambeeyay Gobolka Hiiraan iyo Ciidanka oo Hub Soo Bandhigay Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan ciidanka xoogga dalka iyo Macawisleyda in howlgallo ay ka wadaan gudaha iyo nawaaxiga deegaan Teedan oo ciidanka isgarabsanay ay Shalay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Gurmadka iyo Xoghaya Jaamacadda Carabta oo Kawada Hadlay Abaaraha Ergayga arrimaha Abaaraha u qaabilsan madaxweynaha Jamhuuriyadda xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku sugan magaalada Jidah ee dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan la qaatay Xoghaya Ururka Jaamacadda Carab Xuseen Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Baaq Ku Aadan Abaaraha u Diray Ganacsada iyo Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda oo ay soo qaban-qaabiyeen qaar kamid ah bulshada Caasimadda. Kulanka ayaa kasoo qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Xuquuqal Insaanka oo Cambaareysay Khasaaraha Ka Dhashay Bannaanbaxyo Ka Dhacay Somaliland Xarunta xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxaa ay ku cambaareysay falalkii ka dhacay magaalooyinka Somaliland maalinimadii Khamiista, xilli uu socday bannaanbax ay dhigayeen taageerayaasha xisbiyada mucaaradka ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Ergay u Magacaabay Dalladda Bariga Afrika EAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa Cabdisalaan Hadliye Cumar u magacaabay Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC, sida lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Hiiraan Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamada dowladda qeybta 27-aad iyo 21-aad oo muddooyinkii dambe howgallo ka wadagay gobolka ay maanta Al-shabaab kala wareegeen deegaan…