2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump Gurigiisa oo FBI-du Ka Heshay Dokumentiyo Sir ah Hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa ka heshay guriga madaxweynihii hore ee dalkaas Donald Trump, dokumentiyo lagu calaamadiyey inay yihiin “Sir Qaran” oo loo ogol yahay inay arki karaan oo keliya dad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Warbixiyay Howlgalladii Ugu Dambeeyay Gobolka Hiiraan Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo is abaabulay ayaa howlgallo xoogan waxaa ay kawadaan gobolka Hiiraan, kaas oo ka dhan ah Al-shabaab, howlgalkaan oo hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Ugu Sareysa Dowladda Federalka oo Ku Baaqay Ilaalinta Nabadda Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka mudane Xamse Cabdi Barre ayaa siyaabo kale duwan baaq nabadeed uga diray xaaladaha kasoo cusboonaaday gobollada Waqooyi ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Natiijooyinka Hordhaca ah Ee Doorashada Kenya iyo Waqtiga Lagu Dhawaaqayo Shacabka dalka Kenya kuwooda jooga dalka iyo dibadda ayaa u dhagtaaya ogaashiyaha madaxweynaha dalka xukmi doona shanta sano ee soo socota, kadib doorashada oo soo idlaatay ayna socoto tirinta codadka,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadalay Madaharaadkii Dhacay iyo Mucaarad oo Sheegay in Ay Siiwadayaan Bannaanbaxyada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay dibadbaxyadii rabshada watay ee ka kala dhacay magaalooyinka Burco, Hargeysa iyo Ceerigaabo, kuwaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada Cadaado oo Xilka Lagu Wareejiyay Munaasabad kooban oo ay goobjoog ka ahayeen Wasiirro ka tirsan Galmudug, taliska Booliska Cadaado, Guddoomiyaha degmada Baxdo, Golaha degaanka Degmada Cadaado, qaar katirsan golaha degaanka degmada Galkacyo, Maamulka cusub iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse oo Dhaqaaqeysa Gurmadka Abaaraha Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farxaan Maxmed Jimcaale , ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda DanQaran ay si degdeg ah uga hawlgali doonto gurmad qaran oo laga geli doono sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska Somaliland oo Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Banaanbixii Dhacay Taliska Booliiska Somaliland ayaa faahfaafin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Banaanbaxii maanta ka dhacay magaalooyin kale duwan oo ku yaalla Somaliland, kaas oo ay dhigayeen taageerayaasha xisbiyada mucaarad ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Dowladda Sweden oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Per Lindgarde, kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xariirka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kadib Safarkii Uganda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda…