1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Tababar u Furay Ciidan Ku Biiraya Booliiska Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug, tababarka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday Dugsiga tababarrada ee Degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo ka socda Somaliland Wararka naga soo gaarayo deeganada Somaliland ayaa sheegaya in ay dhowr magaallo oo ka tirsan Somaliland ay ka socdaan banaabaxyo ka dhan ah xukuumadda oo ay soo abaabuleen xisbiyada Mucaaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Baydhabo oo Ammaankeeda Siweyn Loo Adkeeyay iyo Howlgallo Socda Waxaa siweyn u adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Baydhabo oo xarun ku meel gaar uh maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, howlgalkaan ayaa waxaa uu yahay mid lagu xaqiijinaayo amniga magaalada,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Soo Saaray Go’aanno Ku Qotoma Shaqaalaha iyo Ilaalinta Hantida Qaranka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda fedralka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa soo saaray go’aanno muhiim ah,kuwaas oo ku qotoma ilaalinta nimaadka shaqada iyo shaqada iyo ilaalinta hantida qaranka, waxaana uu ugu baaqay golihiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Qaranka oo Xilka Kala Wareegay Wasiirkii Hore Wasiiru-dowlaha cusub ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiiru-dowlihii hore Mudane Xasan Macallin Khaliif,kadib munaasabad ka qabsoontay Villa Soomaaliya, oo ay goobjoog ka ahaayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Ka Qaybgalay Furitaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Uganda Madaxweynaha ayaa dul istaagay dhaxalka heshiiskii ganacsi ee Soomaaliya iyo Uganda ee 2016 oo horumariyey isdhaafsiga dhaqaale ee labada dal.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Gurmadka Abaaraha iyo Suldaanka Dawladda Cumaan oo Kulmay Ergayga gaarka ah ee gurmadka abaaraha Mudane, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaa, Mudane Xasan Sheekh oo ku aadan gurmadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Guddigii uu Magacaabay oo Kulmay Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa hoygiisa kulan kula qaatay guddiga KMG ah ee ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka, taas oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo oo Ka Warbixiyay Howgallada Ka Socda Gobolka Hiiraan Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab, ka wado degaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan, ayaa sheegay ku guuleysteen in ay gaaraan goobo la sheegay in ay ku sugnaayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhirso: Sida Loogu Kale Guuleytay Doorashadii Guddoonka Degmada Cadaado Golaha deegaanka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ay doorteen guddoomiyaha degmada iyo ku-xigeenkiisa, kadib doorasho ka dhacday xarunta madaxtooyada magalaadaaas, golaha ayaa guddoomiye u doortay Faarax Diiriye…