1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Natiijada horudhaca ah ee doorashada Kenya Natiijada horudhaca ah ee doorashada dalka Kenya ayaa tilmaamaysa in ay si aad ah isugu dhaw yihin labada musharax ee loo saadalinayo in mid kamid ah uu ku soo baxo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Cadaado oo Dooranaya Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenkiisa, Yaa Ku Tartamaya? Waxaa maanta oo Arbaco ah degmada Cadaado ee gobalka galgaduud lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado. Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa ku tartamaya musharraxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabakadda Soomaalida Mareykanka oo Soo Dhoweeyay Ansixinta Xukuumadda Cusub Shabakadda Soomaalida ee Mareykanka ayaa soo dhoweeyay ansixinta xukuumadda cusub ee Danqaran oo dhowaan aqalka hoose ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya meel mariyay, golaha ayaa sheegay in ay farxad u tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cadaado oo Golaha Deegaanku Dooranayaan Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenkiisa, Yaa Ku Tartamaya? Magaalaada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Barri ah lagu doorto guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa, kadib doorashadii golaha deegaanka oo halkaas kusoo idlaatay, waxaana lagu soo doortay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Odawaa oo Iska Diiday Xubinnimada Guddigii Aadan Madoobe uu Magacaabay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa ayaa iska diiday xubinnimada guddi maanta uu magacaabay Aadan Madoobe guddoomiyaha golaha shacabka, kaas oo loo xil saaray soo baarista dhacdadii 7-da bisha ka dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Ka Hadlay Qorshayaasha Xukuumaddiisa Cusub Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo xiray shir wadareedka Golaha wasiiradda ee banbaxa oo shalay furmay. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkaan uu muhiimad gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo Xilka Wasaaradda Maaliyadda Laga Wareejiyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta goobjoog ka ahaa halka ay ka dhacday munaasab kooban oo xilalka ay kula kala wareegeen wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi U Magacaabay Dhacadadii 7-da Bisha Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Adaan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guddi u magacaabay baarista dhacdadii 7-da bisha ka dhacday kulanka golaha shacabta, taas oo ay sameeyay xubno ka tirsan xildhibaannada ,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Deegaanka iyo Koonfur Galbeed oo Qodobo Dhowr ah Ku Heshiiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen oo ku sugan magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta mar kale kulan gaar ah la qaatay madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha gobolka Mudug oo Qaabbilay Wafdi ka Socda Hay’adda UNHCR Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug Mudane, Axmed Xuseen Shire Bukhaari ayaa xarunta gobolka mudug ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda UNHCR oo ay hoggaaminaysay madaxa cusub ee HEAD…