1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Laftagareen oo Gaaray Jigjiga iyo Mustafe Cagjar oo La Kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Goonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo gaaray Jigjiga caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa kulan la qaatay madaxweynaha maamulkaa Mustafe Maxamed Cagjar, laba madaxweyne ayaa kawada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Uganda, Akhriso Ujeedka Socdaalka Madaxweyanaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa magalaada Kampala ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Midowga Afrika oo Cambaareeyay Duqeymaha Israa’iil Ka Geysatay Magaalada Qaza Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza ee Falastiin, Duqeymaha Israa’iil waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo Falastiiniyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamey iyo James Swan oo Muqdisho Ku Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan, ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Baydhabo oo Lagu Qabtay Kulan Ku Saabsan Mashaariicda Midowga Yurub Xafiiska Maareynta mashriicda Midowga Yurub NAO ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay kullan wadatashi ah oo ku saabsan hanaanka ay u socdaan mashaariicda sanduuqa horumarinta Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Erdoğan oo kawada hadlay Iskaashiga gobolka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, oo uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta xiriirka labada dal. Labada mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ku Wajahan Uganda Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa lagu wadaa inuu safar ugu anbabaxo dalka Uganda, kadib martiqaad uu ka helay dhigiisa dalkaas Uganda Yoweri Kaguta Museveni. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Safiirka Dowladda Qatar oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Xasan binu Xamsa Haashim, ayaa ka guddoomay Martiqaad uu uga siday Amiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya, UK iyo Mareykanka oo Kawada Hadlay Arrimaha Abaaraha Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay danjirayaasha Mareykanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Jadwal-Hawleedka Kalfadhiga 5-aad Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta xarunta golaha ee magaalada Dhuusamareeb, si rasmi ah uga furmay kalfadhiga 5-aad kulankiisa 1-aad ee golaha wakiillada maamulkaas, fadhiga ayaa waxaa shir gudoominayey…