1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Safiirka Kenya oo Kulan Qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirkii Dowladda Kenya u joogay dalkeenna Mudane Lucas K. Tumbo oo dhammeystay muddo xileedkiisa diblomaasiyadeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmada Cadaado oo Lagu Doortay Xubno Kamid Noqonaya Golaha Deegaanka Waxaa maanta markale xarunta Madaxtooyada degmada Cadaado, lagu doortay lix xubnood oo ka tirsan golaha deegaanka Cadaado, kuwaas oo tiradooda ka dhigeysa 18xubnood, iyadoo wadarta Golaha deegaanka Cadaado laga rabo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka oo ansixiyay xukuumadda Dan-Qaran Xidlhibaannada golaha shacabka baaarlamaanka jamhuuriyadda federaaalka ah ayaa codka kalsoonida ah siiyay xukuumadda cusub ee ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Xukuumadda oo la soo dhisay labadii bishaan, ayaa maanta la horkeenay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goordhaw qaax xooggan uu ka dhacay agagaarka Hotel Nuur-doob. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari NOAH ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galaha Shabka oo La Filayo In Maanta Uu Ansixiyo Xukuumadda Cusub Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu filayaa in maanta kulan uu ku yeesho magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ajandihiisu yahay in goluhu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Culimada Soomaaliyeed oo Kulan Qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo adkeynta xiriirka dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo Gaaray Magaalada Godinlabe Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Beni-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ergeyga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida Loogu Kala Guuleystay Doorashadii Golaha Deegaanka Cadaado Waxaa goordhow degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud kusoo idlaatay doorashada 12 xubnood ee kamid noqonaya golaha deegaanka degmada, taas oo doorashadeeda saakay bulshada degmadu ay u dhaqaaqeen, 12 kursi ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Booqday Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa shir-guddoomiyey shirka golaha wasiirrada Puntland, kaas oo todobaadkan looga hadlay…