1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo War Kasoo Saaray Doorashada Ka Socota Cadaado Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoona u rajeeyay in ay dhawaan si habsami leh…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tababar Socday Muddo Laba Isbuuc Ah Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta Mudane Saciid Cabdulaahi Calsoow, ayaa maanta tababar u socday muddo labo todobaad ah u soo xiray tababarayaasha hoggaaminta Maxaliga,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galaha Shabka oo La Filayo In uu Berri Ansixiyo Xukuumadda Cusub Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu filayaa in barri kulan uu ku yeesho magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ajandihiisu yahay in goluhu ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka oo 127 Milion oo Dollar Ugu Deeqay Abaaraha Ka jira Qaaradda Afrika Sarkaal sare oo ka tirsan Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunka uu saameeyey dalalka Afrika ee saxaraha ka hooseeya, iyada oo sare u kaca…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo shaacisay natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare. Imtixaanka oo sanadkaan ay u fadhiisteen ardaydii ugu badneyd ayaa waxaa gudbay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cadaado oo Dooraneysa Gole Deegaan Labo iyo toban xubin oo ka tirsan golaha deegaanka ayaa maanta lagu dooranayaa magaalada Cadaado, oo ka tirsan degmooyinka maamul goboleedka Soomaaliyeed Galmudug. Golaha deegaanka Cadaado degmada oo ka kooban…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowlad Deegaanka oo Sheegtay in Al-shabaab 800 Looga Dilay Dagaalladii Dhacay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar Cagjar ayaa sheegay in dagaalamayaasha Al-shabaab dagaalladii ay la galeen uga dileen 800 oo ka tirsan Shabaabka, kadib dagaaladdii ugu dameeyay ee dhacay,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Caruur Walaalo ah Miino Kula Qaraxday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Togdheer Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa haraadiga walxaha qarxa oo caruur walaalaha kula qarxaday deegaan hoos taga gobolka Togtheer, kadib markii caruurtaas ay ku ciyaareen, taas oo keentay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Taaran oo Lagu Wado In Markii Sedexaad uu Noqdo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu soo magacaabo guddoomiyaha maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland, sida ay xaqiijinayaan wararka hoose ee la helayo, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya iyo Uganda oo Kawada Hadlay Xoojinta iyo Iskaashiga Amniga Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo safar ku jooga Uganda ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaas, Dr. Crispus Kiyonga, iyagoo kawada haday arrimo dhowr ah ku…