1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galaha Shabka oo La Filayo Inuu Sabti Ansixiyo Xukuumadda Cusub Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu filayaa in barri kulan uu ku yeesho magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ajandihiisu yahay in goluhu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faahfaahinno Kasoo Baxaya Qaraxyo ayaa waxaa ay maanta siyaabo kale duwan ka dhaceen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan ee gobolka Banaadir, waxaana warar kale duwan ay kasoo baxayaan sida…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Lagu Eedeyay Iney Kusoo Duushay Deegaanka Boocame Deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada Puntland iyo Somaliland, waxaana saacadihii lasoo dhaafay deegaanka laga dareemaayay xaalad kacsanaan ah, kadib markii ciidamo Puntland…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beijing: Mareykanka Waxaa uu Ku Tuntay Qarannimada iyo Bedqabka Dhuuleed ee Shiinaha August 2, safar ay Shiinaha ku tilmaameen qar iskatuurnnimo iyo iska indhotiris mowqifkooda, dhammaan heshiisyada ka dhaxeeyey labada dal iyo xataa kuwa caalamkaba ayey gashay afhayeenka Congress-ka Mareykanka Nancy Pelosi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rag dhac gaystay oo la soo bandhigay Taliska ciidamada Booliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay rag burcad ah oo dhac u gaystay qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho. Raggan gacanta lagu soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah wasiirada magacaaban Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan kula qaatay hooygiisa qaar kamid ah golaha wasiirada. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii guddoonka golaha shacabka ay qayb uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Matabaan Kusoo Bandhig Hub Al-shabaab Laga Furtay Ciidamada xoogga dalka oo maalmihii tagay howlagallo ka dhan Al-shabaab ka waday gobolka Hiiraan ayaa maanta kusoo bandhigay Hub degmada Matamaan, kasoo ay sheegeen in ay ka furteen Al-shabaab sida…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Sucuudiga iyo Imaaraadka Ka Iibinaya Hub Ku Kacaya 5bilion Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay in hubka gantaalaha difaaca ay u iib geynayso wadamada Khaliijka, qiimaha hubkaan ayaa waxaa lagu sheegay in lagu iibinayo 5Bilion oo Dollar, waxaana laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiillada Hirshabeelle oo Maanta Ansixiyay Wasiirrada Cusub Xildhibaannada golaha wakiillada Hirshabeelle oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa waxay ku ansixiyeen kulankooda golaha wasiirrada cusub ee maamulkaas, oo dhowaan uu ku dhawaaqay madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo War Kasoo Saartay Dibadbaxyada Mucaaradka Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo shir gudoomiyey kulan ku saabsan xoojinta Amniga, kaas oo ka dhacay Harheysa, ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan Banaanbaxyo waaweyn oo dhowaan…