1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Itoobiya oo Somaliland Kala Hadashay Adkeynta Amniga Xuduudda Saraakiil sare oo ka kala tirsan dowladda federalka iyo Itoobiya Somaliland ayaa kawada hadlay adkeynta amniga xuduudda Somaliland ay la wadaagto dalkaas, kadib kuland magaalada Hargeysa ku dhexmaray taliyaha ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweeney Soomaaliyeed oo Holland Lagu Xukumay Taageeridda Al-shabaab Dowladda Hollan ayaa waxaa ay xukun ku ridday Haweeney Soomaaliyeed, oo haysata dhalashada dalkaas, kadib markii lagu soo eedeeyay in ay lacago boqolaal dollar ah ugu deeqday ururka Al-Shabaab, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruushka oo Ka Digtay Inaan Lagu Kalifin Isticmaalka Hubka Wax Gumaada Dowladda Ruushka ayaa ka hadashay suurto galnimada in dagaalka u dhaxeeya Ukraine iyo Ruushka aysan suurto gal ka dhigeyn in ay isticmaasho hubka wax gumaada ee Nuclear-ka, iyadoo Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Hoose Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen deegaanno dhowr, kuwaas oo hoos taga gobolka, waxaana saraakiisha howlgallada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Kulan Soo Dhoweyn ah u Sameeyay Wasiirrada Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wax ka Ogow Taariikh Nololeedka Abshir Bukhaari, Waiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya? Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee aqalka sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed ayaa waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha madaxtooyada qaranka, kadib markii maanta Ra’iisulwasaare Xamse uu ku dhawaaqay golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Liiska Golaha Wasiirrada Cusub oo Dhameystiran Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, ka dib, wadatashi uu la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Ku Dhawaqay Golaha Wasiirrada Cusub Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirrada xukuumadda federalka, golaha ayaa ka kooban 77 mudane, 25 wasiir 25 ku xigeen, 26 Wasiirudowle iyo Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Ka Tirsan Alshabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Ciidanka xoogga dalka qeybtooda 60-aad ee kusugan deegaannada maamul goboleedka Soomaaliya ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay xibin ka tirsanaa Al-shabaab, waxaana magaciisa lagu sheegay Ibraahim Macallin Yuusuf oo muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Gobolka Hiiiraan Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka waday gobolka Hiiraan ayaa Al-shabaab saakay kula dagaalamay Cutubyo ka tirsan deegaanka lagu magacaabo Bukure oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolkaas, dadka deegaanka ayaa…