1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriga 1444 Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1444 , sanad walba maanta oo kale waxaa ay muslimiinta u dabaal-degaan maalintii Hijrada. Taariikhda hijriga ah waxaa laga bilaabay Hijradii nabiga( NNKH…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka gobalka Bakool Waxaa isasoo taraya khasaaraha kala duwan ee laga soo warinayo dagaal ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida iyo ururka alshabaab ku dhexmaray deegaankaCaato ee gobalka Bakool. Labada dhinac ayaa guullo waawayn ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarakac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iibiyo Kalluunka Suuqyada Magaalada Berbera Waxaa sare u kac xooggan uu ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka noocyadiisa kala duwan ee suuqyada magaalada Berbera, kaas oo hadda aad uga sareeya qiimahii hore ee la…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Saamaynta Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Uu Ku Yeeshay Sicirka Maciishadda! Waxaa maalmaha sare u kac laga dareemayaa qiimaha shidaalka iyo cuntada iyada oo sabab looga dhigayo dagaalka Ruushka iyo Ukrain, abaarta, Covid 19 iyo arrimo kale. Goobjoog News ayaa kormeer u…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akriso: 10-ka Waddan Ee Ugu Awoodda Badan Afrika Liiska tobanka ciidan ee ugu awooda badan qaarada afrika waxaa ku jira ciidamada lix dal oo carbeed, oo uu hogaaminayo ciidanka masar, kaas oo kaalinta koowaad galay, waxaa ku xigay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Diray Baaqyo Amniga iyo Abaaraha Ku Qotomay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo la hadalay shacabka caasimadda ayaa waxaa uu ka codsaday in ay la shaqeeyaan laamaha amniga si xal waara loogu helo amni…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Liyu Police iyo Al-shabaab oo Weli Ku Dagaalamaya Xuduudda Waxaa wali soconaya dagaallada u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidanka Liyuu Police ee xadka gobolka Bokool uu la wadaago dalkaas, waxaana dagaalka u dhaxeeya labada dhinac uu markale dib uga qarxay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya oo Sheegtay Iney Dishay Fu’aad Shangolle iyo Horjoogayaal Kale Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in dagaalkii ka dhacay gudaha dalkaas ee u dhaxeeyay ciidanka Liyuu Police iyo kuwa federalka oo iskaashanaya iyo Al-shabaab lagu dilay Fu’aad Maxamed Qaliif iyo horjoogayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federalka oo Ka Hadashay Qaraxii Baydhabo Ka Dhacay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur( Madoobe) ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska ehelka iyo Qaraabadii uu ka baxay Allah ha u Naxriistee Wasiirkii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Ka Haday Geerida Wasiirkii Baydhabo Lagu Dilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Koonfur Galbeed ee uu ka…