1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Baydhabo Faahfaahinno dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, qaraxa oo ahaa miino…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo: Wasiirkii Cadaaladda ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiil Kale oo Ku Geeriyooday Qarax Waxaa goordhow qarax lala eegtay ku geeriyooday wasiirkii cadaaladda ee maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Xasan Lugabuur. Qaraxa ayaa sidoo kale waxyeello kasoo gaartay qaa ka tirsan qoyskiisa iyo darawalkiisa, iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab iyo Ciidamada Itoobiya oo Mar kale Dagaalaya Wararka ka imaanaya xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerar ku qaadeen dhulka xadka ee Kilinka 5-aad, taas oo ay ku bilaabeen madaafiic iyo xabado waaweyn. Dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahad Salaad oo Ku Dhawaaqay Kordhinta Mushaaraad Ciidanka NISA Agaasimaha guud ee hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta ku dhawaaqay in la kordhiyay mushaaraadka ciidanka hey’adda, kadib qoraal kasoo baxay, waxaana sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Bangiga Adduunka 100 Million Ugu Deeqay Dowladda Soomaaliya Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu deeqay $100 Million, taas oo loogu talo galay sii wadista taageerada dadaallada dowladda federalka ay ku doonayso dhameystirka barnaamijka Deyn cafinta iyo kor u qaadista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Xubin Al-shabaab ah Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile oo gobolka Banaadir, iyadoo loo haystaa in uu Alshabaab u qaabilsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo Markiigii Ugu Horeysay Ka Hadashay Dagaalkii Al-shabaab Dowladda dhexe ee dalka Itoobiya ayaa markii ugu horaysay waxaa ay ka hadashay dagaalkii dhowaan dhex maray xoogaga Al-shabaab iyo ciidanka Liyuu Police, kaas oo ka bilowday xuduudka kuna faafay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo Danab oo Howlgal Ka Fuliyey Jubbada Hoose Ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashanaya ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal wadajir ah oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen deegaanno iyo Tuulooyin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxtooyada Soomaaliya oo Beenisay Jiritaanka Heshiiska Wabiga Nile Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa Cabdikariin Cali Diiriye ayaa ka warbixiyey safarradii madaxweynaha uu ku kala bixiyay wadamada Tanzania iyo Masar, waxaana uu meesha ka saaray in madaxda dalalka Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Degmada Marka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Degmada…