1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Ra’iisulwasaaraha Kala Hadlay Soo Dhisidda Xukuumad Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay ra’iisulwasaarihiisa Xamsa Cabdi Barre, isagoo ka dhageystay halka ay marayso howlaha soo dhisidda xukuumadda cusub. Xasan Sheekh ayaa warbixinno…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Furay Kalfadhiga 3-aad Baarlamaanka Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka maamulka mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta furay kalfadhiga 3-aad Baarlamaanka 2aad ee muumul goboleedka Hirshabeelle,kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen iyo UN-ka oo Kawada Hadlay Xaaladda Abaaraha Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminaysay Ku xigeenka madaxa arimaha gurmad ee Hay”addaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Marka oo ay Ku Dhinteen 13 iyo Guddoomiyihii Degmada Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay xarunta degmada Marka ee gobolka Shabeellada hoose, siaasi waxaa Goobjoog News u xaqiijiyey Shaacir oo ah guddoomiyaha arrimaha bulshada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabis Sameeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, taas oo dhowaan noqotay degmo buuxda, Axmed ayaa Cabdinuur Wali khaliif inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo Weerar Gaadmo ah Ka Fuliyey Gudaha Kenya Wararka ka imaanaya Mandheera ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ka fuliyeen gudaha Kenya. Labo gaari oo ciidan ah ayaa lagu waramayaa in ay dul mareen waxlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland oo howlgallo ka fuliyay gobalka Bari Ciidamada dowlad gobaleedka Puntland ayaa howglalo qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ay ka fuliyeen deeganno ka tirsan gobalka bari ku burburiyay fariisimo ay ururada Shabaab iyo Daacish ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno ka soo baxayo duqayn ka dhacday gobalka Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaarayo gobalka shabeellada hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee ciidamada maraykanka ay ka fuliyeen duqayn diyaaradeed oo lala beegsaday fariismo ay ururka al-shabaab ay ku lahaayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mucaaradka Somaliland oo Ku Baaqay Qabashada Banaanbaxyo Ballaaran Musharax madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah Waddani ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ku baaqay in taageerayaasha xisbiga ay sameeyaan dibadbaxyo lagu diidan yahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib…