1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo sii wada wadatashiyada ku saabsan dhismaha Xukuumadda ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed, kadib markii maanta uu golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Madaxtooyada Dalka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Garoowe oo Maanta Lagu Oogay Salaad Roobdoon ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka Kubadda Cagta magaalada Garoowe ee Mire Awaare waxaa uu kaga qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey Ramaxddiisa (Roob) inuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo loogu daray 10 Maalin si uu u dhiso xukuumad cusub Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay codsi uga yimid ra’iisulwasaaraha dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamsa oo Golaha Shacabka Hortagayo Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Isniin ah la isugu yeeray in ay soo xaadiraan kulan ka dhacaya xarunta Villa Hargeysa. Mudanayaasha ayaa loo diray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sedex Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo Lagu Toogtay Mareykanka Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa toogasho loo geystay sedex wiil oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah, taas oo ka dhacday gudaha dalka Mareykanka, toogashada oo dhacday habeenkii xalay aheyd ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruuska oo Safarkiisa Afrika Uga Bilowday Masar Wasiirka Arrimaha Debadda ee Ruushka Sergey Lavrov oo booqasho ku tegey dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kula kulmay madaxweynaha dalkaas Masar Cabdil Fattax al-Sissi iyo Wasiirka Arrimaha Debadda Sameex Shukri,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska oo Ka Warbixiyay Howlgallo Lagu Qabtay Ciyaal Weero iyo Burcad Kale Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal habeenimadii xalay ciidanku ay ka sameeyeen degmada Kaaraan gobolka Banaadir, kaas oo ka dhan ahaa ciyaal Weerada iyo kooxa burcada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweynihii Hore Cabdiqaasim oo Qaahira Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogamagaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Qaahira+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha si diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadda…