1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland oo Howlgallo Ka Fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen dhulka Buuraleyda ah ee gobolka Bari ee Silsilada Golis, howlgalkaan ayaa waxaa iska kaashanaayay ciidanka Daraawiishta Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Sheegay in Muqdisho Lagu Dilay Xubin Al-shabaab ah Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in Muqdisho lagu dilay xubin ka tirsan Al-shabaab sida ay hadalka u dhigeen, kadib markii Booliiska oo Roondo ka waday xaafado ka tirsan degmad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Sheegay Iney Soo Afjareen Weerarkii Al-shabaab Golaha ammaanka dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in ay soo afjareen dagaalkii u dhaxeeyay liyu Police iyo Al-shabaab, kaas oo socday muddo afar maalin ah, kadib Khamiistii uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbaheysi Looga Soo Horjeedo Laftagareen oo Muqdisho Looga Dhawaaqay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa maanta looga dhawaaqay Isbahaysiga laga magac baxay samatabixinta Koonfur Galbeed, kadib markii ay kulan isugu yimaadeen siyaasiyiinta, waxgaradka, dhallinyarada kasoo jeeda maamulkaas, isbahaysigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddoomiye Gobol Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug, kadib xeer madaxweyne oo uu soo saaray, kaas oo ku Taariikheysan 23 July 2022, waxaana xilka guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle oo Mas’uuliyiin U Magacaabay Matabaan Wasuiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa maanta wareegto kasoo baxday ku magacaabay mas’uul ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, wasiirka ayaa wareegtadiisa waxaa uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Joogtada ah Ee Aqalka Sare oo Kulmay Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee Baarlamaanka 11aad, waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha aqalka sare Senator Abdi Hashi Abdullahi. Ajandaha kulanku…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka baarlamaanka Puntland oo magacabay xubna kamid noqonaya guddiga doorashooyinka Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland Cabdirashid Yusuf Jabriil, ayaa magacabay xubna u sharaxan kamid noqoshada guddiga doorashada Puntland. Jabriil ayaa magacaabis ku sameeyay laba mas’uul oo kamid noqonaya guddiga doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan, oo Qaaday Tallaabo Aysan Ku Dhiiran Reer Galbeedka Dowladda Turkiga ayaa qaaday tallaabo aysan ku dhiiran dalalka kale ee reer Yurub, kadib markii dowladda ku dhawaaqay in heshiis u ogolaanaya dowladda Ukraine in ay dib u soo celiso…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo Ka Hadashay Khasaaraha Weerarkii Al-shabaab Dowladda federalka Itoobiya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dagaal dhex maray ciidamada Lyu-Police xoog ka tirsan Alshabaab, kaas oo dhaliyay khasaare badan, waxaana sarkaal u hadlay dowladda uu sheegay…