1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Guddiga Lagu Muransan Yahay Ee Xuduudaha oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, kaas oo muran ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Eedeymaha Xisbiyada Mucaaradka Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka u sharraxay ujeeddada ay salka ku hayso cabashada kasoo yeedhaysa axsaabta mucaaridka ah ee ku saabsan hirgelinta doorashooyinka madaxweynaha, waxaana dhowr jeer…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Gelle oo Shaaciyay Xilliga uu Banaynayo Madaxtooyada Djibouti Madaxweynaha wadanka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo dalkaas xukumayay tan iyo sanadkii 1999-kii ayaa sheegay in la gaaray xilligii uu ka degi lahaa talada dalkaas, kaas oo lagu sheego in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwaasare Xamse oo Guddoomiyay kulanka Iskaashiga Soomaaliya iyo Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee ammmaanka dalka iyo la-dagaallanka argagaxisada, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ciidamada Dowladda Ka Tirsan oo Lagu Dilay Baladweyne Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil askari ka tirsan ciidamada dowladda subaxnimadii hore ee saaka loogu gaystay magaalada Baladweyne. Dilka ayaa dhacay xilli askariga uu ku sii jeeday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay Shabeellada Hoose Ciidamada dowladda federalka Soomaaliya ayaa howlgallo waxaaa ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, howlgalkaan ayaa waxaa uu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga deegaannada ciidanku ay gaareen oo…
3 daqiiqo Sheeko:War Porofessor Yaxye Caamir” Maamulka Gobolka Ayaa Ka Gaabiyay Bilicda Caasimadda” Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa xilligaan ka da’aya Roobka Xagaaga, waxaana uu sababay inuu biyo dhigo qaar kamid ah wadooyinka ugu muhiimsan caasimadda, taas oo saameyn ku yeelatay isku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ilhaan Cumar oo Ka Hadashay Xarigeeda Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Mareyka ayaa la xiray, kadib markii taageertay dibax lagu guubaabinayay in dumarku ay iska soo ridi karaan ilmaha inta ay caloosha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdi Ka Socda UN-ka oo Ku Kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef iyo wafdi ay hogaaminayso oo booqasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Ingiriiska oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo Kate Foster,waxayna ka wada hadleen arrimo…