1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka oo US$5 million ugu Deeqay Soomaaliya Dowladda Jarmalka ayaa US$ 5 million waxaa ay ugu deeqday Soomaaliya si wax looga taageero dowladda in talaalka gaaro goobaha fogfog oo ay adag tahay in la gaaro. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo $1.2 bilyan Ugu Deeqay Wax kaqabashada Abaarta Soomaaliya Madaxa hey’adda US aid Samantha Power ayaa isniintii balanqaaday ilaa $1.18 billion Oo wax looga qabanayo abaarta ka jirta geeska Afrika, iyada oo ugu baaqday dalalka kale sida Shiinaha iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo BBC ka mamnuucaday deegaanadeeda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in gebi ahaan deegaanadeeda ay ka mamnuucday Warbaahinta BBC-da, iyadoo ku eedeysay in aysan ahayn warbaahin dhexdhexaad ah. Wasiirka warfaafinta Somaliland oo shir jaraa’id qabtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hantidhowrka oo hakiyay heshiisyada Hay’adaha dowladda Hantidhowrka qaranka oo Hakiyey Heshiiyo Malaayiin Doolar oo qaar ka tirsan hey’adaha dowladda ay galeen muddada kala guurka. War ka soo baxay xafiiska hantidhowrka guud ee dalka ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM oo duqayn ka fulisay Gobolka Jubbada Hoose Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda afriaka ayaa faahfaahin ka bixiyay duqayn dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaan hoostaga gobalka Jubbada Hoose. Bayaan ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi Ka Socda Beesha Caalamka oo Garoowe Ku Kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafti ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambassador, James Swan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ku joogay dalkaas ayaa maanta dib ugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad ay Leedahay Jubba Airways ayaa Ku Basbeeshay Garoonka Aadan Cadde Wararka ka imaanaya garoonka Adan Cadde , ee Muqdisho ayaa sheegaya in ay ku dhacday diyaarad ay leedahay shirkadda Jubba Airways. Inkasta oo aaney dad wax ku noqon, hadana warar…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Dhigan Tahay in Kenya ay Soomaaliya Ka Gacan siiso Ku Biirista Ururka EAC? Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh May 15, 2022-kii, waxaa uu safarro ku tagay 5 dal oo 3 ka mid ah ku yaalaan geeska iyo bariga Afrika, taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hawlgal Ka Dhacay Jubbada Hoose oo Lagu Dilay 6 Al-shabaab ah Ciidanka Danab ee xoogga dalka, ayaa la sheegayaa in hawgal ay sameeyeen ay ku dileen hoggaamiye ka tirsan Al-shabaab. Halwgalkan oo ka dhacay labakuus oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose…