2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Iyo Dhiggiisa Djibouti oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: 3 Wasiir oo Ku Dhaawacmay Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Jowhar Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle, kaasi oo geystay khasaara kala duwan. sida ay innoo xaqiijiyeen dad mas,uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg: Qarax Goordhow Ka Dhacay Jowhar Qarax xoogan ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kadib markii gaari waxyaabaha qarax lagu soo raray lagu weeraray hotel ku yaalla aaga madaxtooyada maamulkaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shilal Sababay Khasaare oo Ka Dhacay Mareykanka Shil gaari sababay khasaare kale duwan ayaa ka dhacay gudaha dalka Mareykanka, kadib markii ay isku dhaceen tiro gawaari ah, xilli ay marayeen wadada lagu magacaabo Interstate 90 magaalada New…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Djibouti oo Bilad Guddoonsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan dalka Djibouti ayaa habeenkii xalay kaga qeyb galay kulan lagu maamuusayay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle, madaxweyne Xasan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Gaaray Jabuuti iyo Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalkaas iyo xaqiijinta Soomaali heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Saraaliisha AMIS oo Kulmay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Fiona Lortan iyo saraakiil ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka UK oo Kulmay Ra’iisulwasaaraha xikuumadda federalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster, iyaga ay kawada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dhinac. Ra’iisulwasaaraha…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaadka Miiroga iyo Hareeriga oo Muqdisho si xor ah u imaanaya Dowladda Soomaaliya ayaa shalay oo jimca ahayd ogolaatay in dib loo bilaabo dhoofinta qaadka miiraha ee Kenya waxayna ogolaatay in Kenya Airways ay dib u bilawdo duulimaadyadeedii, kadib heshiis ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Caan Ah oo Lagu Dilay Muqdisho Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ku dilay oday dhaqameed lagu magacaabi jiray Sheekh Cabdi Faaniin. Dableyda dilka gaysatay ayaa isaga baxsatay goobta dilka kadib, waxaana…