1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalmaya Gobalka Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo saaka ka dhacay deegaanka Bukure oo ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana dagaalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM oo baarayso tacadiyada ka dhanka ah Carruurta ee Caalamka Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay bilaabayso baaritaanno ku aaddan sidii loo xaqiijin lahaa dhacdooyin ka dhan ah carruurta oo ka dhacay dalalka Ethiopia & MozambiqueEthiopia & Mozambique. UN-ka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Kormeeray Ciidanka Badda Ee Lagu Tababarayo Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalkaas,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Talislka Booliiska oo War Kasoo Saaray Howgallada Caasimadda iyo Mooto Bajaajta Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa warbixin kasoo saaray howlgallo amniga lagu xaqiijinayey oo ciidanku ka bilaabeen caasimadda, kaas oo wajigiisii koowaad lasoo gabagabeeyay, howlgalkaas oo loogu magac daray Sama-kaab, ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Degmo oo Isdilay Wararka naga soo gaarayo deegaanka Garbo Ciise ee gobolka City ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa ay sheegayaan in la helay meydka guddoomiye ku-xigeenka degmada Cabdullaahi Axmed Nuur, waxaana kasoo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo War Kasoo Saartay Dagaal ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Wasiirrada arrimaha gudaha iyo amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa siyaabo kale duwan uga hadlay ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib markii ay israsaaseeyeen ciidamo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo beenisay in ay ka qayb gashay shir ay soo qaban qaabisay Isreal Xukuumadda Somaliland ayaa meesha ka saartay warbixin uu daabacay wargeyska The Times of Israel oo sheegayay in wasiirka gaashaandhigga Somaliland uu ka qayb galay shir lagaga hadlayay xidhiidhka Afrika iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi Gargaar siday oo Boosaaso loo diiday Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ishoristaag ay maamulka Puntland ay ku sameeyeen diyaarad sidday gargaar bini’aadanimo oo ka timid magaalada Muqdisho. Diyaaraddaan ayaa lagu hakiyay madaarka magaalada Boosaaso…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jiraca malagu mirqaamaa? Tan iyo markii hoggaanka dhaqanka iyo diinta ee ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, ay sheegeen in xawayaanka loo qayaano Jiraca uu qayb ka yahay waxyaabaha ay dadka isticmaala maandooriyaha ay adeegsadaan. Hadaba…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Rag dhac u gaysanayay dadka Shacabka Ah Xilli magaalada Muqdisho ay ka socdaan howlgalllo ka dhan ah buracadda dhaca u gaysata shacabka ayaa Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir waxa ay xalay howlgal ay sameeyeen ku soo qabteen 5-ruux…