Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka gollaha wasiiradda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo todobaadkan warbixin looga dhagaystay Wwasiiradda wasaaraddaha amniga,gargaarka,caafimaadka, waxbarashada,iyo arimaha gudaha.…