3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gobolka Gedo oo Dhowaan Loo Dhisayo Gole Deen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Maamulka Jubaland, Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyay Xildhibaanada golaha wakiilada isagoo ka hadlay dhinacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh iyo Erdoğan oo Ku Shiraya Ankara Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay aqalka Madaxtooyada dalka Turkiga. Xasan Sheekh ayaa kulan la qaatay dhiggiisa turkiga Recep Tayyip Erdoğan, oo ku qaabilay aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Biixi iyo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka oo Madda Kadib Kulmay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada kulanka kula qaatay hoggaanka xisbiyada Mucaaradka Somaliland. Muuse Biixi, ayaa markii ugu horeysay kadib banaanbax ay xukuumaddiisa kaga soo horjeedaan xisbiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Muwaadin Talyaaniga 18 sano Ku Xirnaa oo Qarax Lagu Dilay Nin Soomaali ah oo muddo 17 sano ku dhow ku xirnaa xabsi ku yaalla dalka Talyaaniga, balse markii dambe lagu waayay dambigii lagu soo eedeeyay ayaa saaka lagu dilay qarax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Sucuudiga oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin Axmed Almuwallad oo ay ka wada hadleen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Soo Qabtay Burcad iyo Hub Taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah burcadda ka bilaabay magaalada Muqdisho ayaa habeenimadii xalay gacanta ku soo dhigay koox dhalinyaro ah oo dhac u gaysanaysay dadka shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Ciidamada Dowladda Ee Ku Tababarta Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan dalka Turkiga ayaa booqday dugsiga tababarka ciidamada Soomaaliyeed ee Isparta. Madaxweynaha oo ay soo dhaweeyeen Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo saraakiil ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Kasoo Kordhay Heshiiskii Lagu Fasixi Lahaa Qaadka Kenya? Dowladda Kenya ayaa sheegtay inuu dib u dhacay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadanaa dib u soo fasixitaanka Qaadka ee ka imaan jiray Kenya ee Soomaaliya loo iibkeeni…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Itoobiya iyo Sudan oo Kawa Hadlay Xiisadda Labada Dhinac Madaxda dowladaha Itoobiya iyo Sudan ayaa kawada hadlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda kasoo cusbaanaatay ee gaartay tallaabo Milatari, wadahadlkaan ayaa imaanaya xilli madaxda dalkaas ay kuwada sugan yihiin magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobey oo Gaaray Jowhar Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa waxuu xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo uu hoggaaminaayay ku -xigeenka Ergayga gaarka ah iyo arrimaha Aadana…