1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Axmed oo Wacad Ku Maray Burburinta Jabhadda Oromia Ra’iisulwasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Ahmed, ayaa xasuuq bini’aadanimo ku tilmaamay dil wadareed loo gaystay dad laga tira badan yahay oo ku sugan galbeedka dalka Itoobiya. Abiy Ahmed, ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Puntland oo Su’aallo Waydiinaya Wasiirka Ka Tirsan Xukuumadda Deni Baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland, ayaa maanta oo Talaada ah u yeeray wasiirka Cadaaladda ee Puntland iyo xubna ka tirsan wasaaradda Cadaaladda ee maamulka Puntland. Wasiirka ayaa la filaya in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga IOM oo Dalbatay Lacago Loogu Yaboohayo Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa shaaca ka qaaday inay u baahan tahay 93.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah oo loogu talagalay in lagu daboolo baahiyaha bani’aadamnimo ee saddex milyan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Macalin Jaamacadeed oo Muqdisho Lagu Dilay Kooxo aan heybtooda la garan ayaa goordhow ku dilay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho macalin wax ka dhiga mid kamid ah jaamacadaha magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee Cismaan Axmed Macow…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynah Xasan oo Balan Qaad U Sameeyay Soomaalida Turkiga Joogta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga, ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga. Xasan Sheekh ayaa magaalada Ankara kula kulmay, ganacsatada, ardayda iyo dadka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya yaa ku matalaya Shirka IGAD? Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qayb galayaan shirka urur gobaleedka IGAD. Mahdi Maxamed Guuleedka Khadar, ayaa madaxweynaha Soomaaliya kumatalaya meertada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa looga hadlaya shirka IGAD ee Nairobi? Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya, uu ka furmo shirka urur gobaleedka IGAD, kaas oo ay ka qaybgalayaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiikh Aadan Madoobe iyo Rooble oo U Dhaqaaqay Dudashada Xajka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe u amba baxay dalka Sucuudi Carabiya halkaas oo maalmaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Midowga Yurub oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa waxaa uu ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann, kadib dhowaan markii Xamse si toos ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo Howlgallo Ka Sameyay Gobalka Hiiraan Ciidamada xoogga dalka iyo maamulka gobalka Hiiraan, ayaa howlgallo qorsheysan waxa ay saacadihii la soo dhaafay ka fuliyeen deeganno hoostaga degmada Matabaan. Howlgalka ayaa waxaa horkacayay guddoomiyaha gobalka Hiiraan Cali…