2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Dalab u Dirtay Jaamacadda Carabta Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hadal ka jeediyay kulanka wadatashiga ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carbeed oo maanta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Fasaxa Xajka iyo Ciidda Galay Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa galay fasaxa Xajka iyo maalmaha Ciidul Adxa, waxaana Xildhibaanadda laga codsaday in ay Golaha xaadir ku ahaadaan maalinta Sabtida ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Hoose Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay degmada Owdhiigle ee gobolka Shabeellaha hoose, iyaga oo sheegay in ay ku burburiyeen fariisimo Al-Shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe oo Awaamiir Dul Dhigay Hey’adaha Ka Howlgala Jubbaland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa la kulmay wakiillada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland, iyadoo diiradda lagu saarayey sidii hay’adaha ka howlagala guud deegaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Yurub oo Soomaaliya Siinaya Ku Dhawaad $150 Milyan oo Dolar Midawga Yurub ayaa sheegay in uu dhawaan ku shubi doono qasnadda dowladda lacag dhan 140 oo Euro, si wax looga qabto dib u habanta hanaanka dowladnimada iyo dhaqaalaha Soomaaliya. Lacagtaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaamacadda Carabta oo Abaarta Soomaaliya Ka Shireyso Ururka jaamacadda carabta ayaa lagu wadaa in maanta ay kulan ay ka yeeshaan xaaladda abaaraha ee sii kordhaya ee ka jira Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ah ergayga gaarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhibaatooyinka loo geystay saxafiyiinta Soomaaliyeed muddadii uu joogay Farmaajo 2017-2022 Tan iyo markii la doortay madaxweynihii hore Maxamed Farmaajo, waxa ay xarumaha warbaahinta iyo wariyayaasha ay la kulameen tacaddiyo ka baxsan xuquuqda aadanaha iyo tan shaqada. Hadaba waxaan warbixintaan aan…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan oo Ubax Dhigay Taalada Daljirka Daahsoon+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo weynaynaya xuska maalinta 1-da Luulyo ee ee israacii labada gobol ee Waqooyiga iyo Koonfurta dalkeenna oo 62sano laga joogo ayaa maanta Ubax…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga MAALINTA XORRIYADDA IYO MAALINTA MIDNIMADA OO MARKII UGU HORRAYSAY UU KALA SAARAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH Soomaaliya tan iyo intii ay jirtay waxaa sannad walba la xusi jiray laba maalmood oo xorriyad ku astaysan, walaw aanay jirin xeerar iyo sharci sidaas dhigayay, haddana waxa ay ahayd…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 62 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1-da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 62 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…