2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweyne Xasan oo Sheegay in Laga Helay COVID-19 Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka si nabad ah, kadib safar maalmo qaatay uu ku tagay dalka Isku-tagga Imaaraadka Carabta, waxaana…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka PREMIER BANK OO XUJEYDA SANADKAN FURSAD U SIINAYA INAY LACAG-LA’AAN KU QAATAAN MASTERCARD KUNA ISTICMAALAAN Premier Bank wuxuu fursad u siinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee sanadkan gudanaya waajibka Xajka inay si lacag-la’aan ah ku helaan Mastercard-ka Premier Bank. Wuxuu sidoo kale bankigu muddo 30 maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Puntland? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey shirka golaha wasiirada dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu horumarinayo Biyaha iyo Korontada, wax ka bedel lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Jubbalanad oo Ansixiyay Degmooyin Cusub Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo todobaadkan markiisii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Dhoobley ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka oo Gaartay Garoowe Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Marwo Sadia Yaasin Samatar ayaa Maanta gaartay Magaalada Garoowe ee xarunta Dawlad Gobaleedka Puntland. Waxaa Garoonka Magalada Garoowe ku Soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madoobe oo La Kulmay Hey’adaha Amniga ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar garowga maalmaha xuriyada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Imaaraadka oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Imaaraadka ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Saayid, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlay Amniga Galgaduud oo Dhuusamareeb Ka Dhacay Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Galmudug, waxaana shirka ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidanka Daraawiisha, xoogga dalka iyo guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay oo War Kasoo Saartay Abaaraha Soomaaliya Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu ku baaqay in si deg deg ah loo xoojiyo sidii gurmad loo garsiin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Guddoomiyey Shir Looga Hadlay Amniga Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta, waxaana kulanka looga hadlay arrimo dhowr ah oo la xirrira…