1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Villa Somalia: Lacag Ayaan Soo Daabacaynaa Dowladda cusub ee Soomaaliya, oo la kowsatay xaalad abaaro iyo dhaqaallo xumo baahsan ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso sidii wax looga badali lahaa dhaqaalaha dalka. Agaasime ku-xigeenka madaxtooyada Soomaaliya Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Wasiirada Yurub Uga Shirayaan Qamadiga (Sareenka)? Kulanka ay dalka Luxembourg, ku yeesheen wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka qaaradda Yurub, ayaa looga arinsaday sidii loo fududeyn lahaa malaayin tan oo qamadi ah kuwaas oo ku xayiran xeebaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasuuq Lagu Dilay 200 Qof Ka Badan oo Ka Dhacay Itoobiya Rabshado isir ku saleysan oo ka dhacay galbeedka dalka Itoobiya ayaa lagu soo waramaya in ay ku dhinteen in kabadan 250 qof, kuwaas oo ku sugnaa dalka Itoobiya. Dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyihii Xisbiga UCID Ee Gobalka Sool oo La Dilay Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, ayaa sheegaya in xalay lagu dilay magaalada guddoomiyihii xisbiga UCID ee gobalka Sool. Guddoomiyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Munaasabadda Dhaqanka Dalalka Geeska Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay iyo Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Munaasabadda xuska Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Dalalka Geeska Africa oo todobaadkii lasoo dhaafay ka socotay caasimadda Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana si rasmi ah uga qayb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka oo Magacaabay Guddiga Heer Gobol Ee Todobaadka Xoriyadda Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna quqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo ay taariikhda ku began tahay (Isniin 20 June 2022) shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha oo Booqday Barakayaasha Doolow Ergayga gaar ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka u qaabilsan arrimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo gaaray maanta gaaray magaalada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa booqday xeryaha dadka abaarta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Centring Somalia’s mobile money ecosystem in global debates The recent GSMA report puts Africa at the forefront of the mobile money revolution. In 2021, the industry processed over $1 trillion in transactions — 70% of which were in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Guddoomiye Madoobe oo Beeniyay Xanuunka Laga Sheegay Xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa beeniyey wararka sheegaya inuu xanuunsanayo. Maxamed Xasan Idiris oo ah lataliyaha guddoomiyaha golaha shacabka oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wakiilada Somaliland oo Diiday Xubna Guddiga Doorashada U Soo Magacabay Muuse Biixi, Akhriso Kulan ay xaruntooda magaalada Hargeysa ku yeesheen golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta xildhibaannada lagu hor keenay xubnaha cusub ee ka guddiga doorashooyinka Somaliland. Xildhibaannada oo guddiga cusub cod gacan taag…