1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh oo Kulama La Yeelanayo Madaxda Imaaradka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu kulamo la qaato mas’uuliyiinta sar sare ee dowkadda Imaadka carabta, halkaas oo madaxweynaha safar lama maalin ah ku joogo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Madax Ka Socotay UNHCR oo Kulmay Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arriimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay madax ka socotay hey’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR, waxaana ay kawada hadleen arrimo dhowra…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Gaaray Galmudug Wafdi ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid iyo mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Ka Dooday Dhismaha Guddiyada Golaha Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku-xigeennadiisa ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad ee golaha yeeshay, kaasoo ka dhacay xarunta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ridday Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun, oo loo haysto kamid ahaanshiyaha ururka al-shabaab. Maxamed Cusmaan, ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Oo safarkiisa Ugu Horey Ee Dibadda Ugu Baxay Madaxweeynaha Jamuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamud, ayaa safar ugu ambabaxay dalka isku tagga Imaaradka Carabta, safarka madaxweeynaha qaadan doona mudo laba maalin sida ay shaacisay madaxtooyada. Wafdiga madaxweeynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adda Duulista Rayidka Oo War Ka Soo Saartay Khatar Ka Jirtay Garoomada Dalka Hay’adda duulista rayidka ayaa jawaab ka bixisay war ka soo yeeray guddiga diyaaradaha Soomaaliyeed, kuwaas oo sheegay in ay sameeyeen shaqo joojin ku aaddan duulimaadyada gudaha dalka. Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe oo Xilka Ka Qaaday Wasiiro Ka Tirsan Golihiisa Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa xil ka qaadis ku sameya xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada, kadib markii madaxweynaha uu ku eeday shaqo gudasho la’aan. Wasiirada xilka laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biden oo Baaskiil Ka Dhacay Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la soo warinaya in uu ku turan turooday baaskiil uu waday xilli uu ku sugna gobalka Delaware ee dalka Maraykanka. Biden ayaa xilliga uu baaskiilka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Karaash iyo Wasiir Dhabacanad Oo Shir Ku Kala Tagay Wararka aan ka heleyno shirka dowladaha hoose ee Puntland oo ka socda magaalada Garowe, ayaa sheegaya in shirka ay isku maandhaafeen qaar kamid ah mas’uuliyiinta shirka ka soo qayb gashay.…