2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM oo Ka Digtay Xadgudubyada Haweenka Ee Xilliyada Dagaalada Xilli sanad waliba la xuso maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada galmada ee colaadaha, QM ayaa ku baaqday in la xoojiyo tillaabooyinka sharciga iyo bulshada, si loo badbaadiyo nolosha haween…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duulimaadyada Gudaha Dalka Oo Hakad Ku Jira Saaka Waxaa dhamaan maanta oo Axad ah hakad ku jiro duulimaadyada gudaha dalka, taas oo loo sababeeyay shaqo joojin ay sameeyeen guddiga diyaaradaha Soomaaliyeed. War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Diyaaradaha Soomaaliyeed…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Biixi” Ajaanib iyo Horjoogayaal Ayaa Lagu Dilay Baxdo” Taliyaha ciidanka lugta xoogga dalka Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baxdo ee Bariga gobolka Galgaduud, waxaana uu sheegay in dagaalkii dhacay lagu dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga KMG Misaaniyadda Iyo Wasiir Beyle oo Kulmay Guddiga Kumeel Gaarka ee Miisaaniyadda Labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii 3aad la kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federalka Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Kulanka oo Ajandihiisu Ahaa, falanqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug oo Deeq Gaarsiiyay Ciidankii Alshabaab Kula Dagaalamay Baxdo Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Maxamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Wasiiro ka mida Xukumadda Galmudug, ayaa maanta gaaray Baxdo ee Bariga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baxdo oo Soo Bandhigtay Hubkii Al-shabaab ay Ka Furteen iyo Maxaabiis Maamulka degaanka Baxdo ee Bariga gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah ku soo bandhigay, meydadka xubno la sheegay in Al-shabaab …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 35 Kun Arday Oo Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare U Fariistay Ra’iisulwasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa daahfuray Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo saaka dalka oo dhan ka bilaabmay. Rooble ayaa ardayda sanadkaan galeyso imtixaanka kula dardaarmay in ay laba jibaaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Kismaayo Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro gaystay oo habeennimadii xalay ahayd ka dhacay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland. Qaraxa oo ka dhacay xaafadda kibooro ee magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Ra’iisulwasaarah Cusub Ee Dalka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa u hambalyeeyay ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Hamza Cabdi Barre, kaas oo dhawaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Magacaabay. Xamza Cabdi Barre oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Dilay Allaha u naxariistee waxaa saakay degmada Afgooye lagu dilay kormeerihii guud ee wasaaradda waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed. Cali Shaanlow Cali, ayaa lagu soo waramayaa in kooxo…