2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: 70 Shabaab Ah Ayaa Lagu Dilay Baxdo Maamulka Galmudug ayaa war ka soo saaray dagaal saacado qaatay oo ururka alshabaab iyo shacabka galgaduud ku dhexmaray deegaanka Baxdo. Xubna ka tirsan ururka al-shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Galgaduud Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka warbixiyay dagaal saakay xoogag ka tirsan Al-shabaab iyo ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka ku dhexmaray magaalada Baxdo ee Bariga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Magacaaban iyo Rooble oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo dhowaan lagu wado inuu si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Madaxa Bangiga Adduunka Ee Soomaaliya oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland? Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay Kulanka golaha wasiiradda Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa golaha uga warbixiyey g xaalada amniga, isbadalka doorasho ee ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Hambaleeyay Ra’iisulwasaare Barre Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee xukuumadda federalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Hambalyeeyay Ra’iisul’wasaaraha Cusub Maxamed Xuseen Rooble ayaa ra’iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee galabta uu magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana xilkaas loo idmaday…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre Madaxeeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacabaay ra’iisulwasaaraha dalka Dr Xamse Cabdi Barre . Haddaba Goobjoog News waxaa ay kula wadaageysa taariikhda ra’iisulwasaaraha cusub. Hoos ka akhriso taariikhda Ra’iisulwasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Xasan iyo Wakiillada Beesha oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah ee ay siiyaan Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweye Xasan oo Magacaabay Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliye mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goordhow magacaabay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana xiligaas madaxweynuhu u magacaabay mudane Xildhibaan Xamse Cabdi Barre oo ka tirsan…