3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya iyo Soomaaliya oo Isku Khilaafay Arrin Somaliland la Xiriirta, Akhriso Raaligelinta Nairobi! Xilli dhawaan uu soo noqday xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kadib doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa durba soo baxaya madmadow dhinaca diblomaansiyadda ah oo labada dal soo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Diinta Oo Musuq Loo Xiray Xafiiska Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa albaabada isugu dhuftay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, taas oo lagu eedeyay in lacago fara badan ay lunsadeen mas’uuliyiinteeda. Wasaaradda ayaa sidoo kale lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Booliiska Qardho Oo La Dilay Wararka naga soo gaarayo magaalada Qardho ee waqooyiga gobalka Bari ee deeganada Puntland ayaa sheegaya in kooxa cabtooy ah ay magaalada ku dileen taliyihii saldhigga booliiska Qardho. Dilka taliyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Diyaarinta Sharciyada Misaanidda 2022 oo Kulmay Guddiga Kumeel gaarka ahee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay fadhigoodii koowaad , iyagoo iska dhex doortay Guddoonka Guddiga,waxaana loo doortay Xildhibaan Maxamed Faarax…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoondada Wasaaradaha Federaalka ah ee Miisaaniyadda 2022-ka, Ogow Wasaaradaha Muhiimka ah? Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu matalayey wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ayaa axaddii 12-kii bishan waxaa ay kulanka wadajirka ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ka qeybisay xeerka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Congo: Ciidamada Rwanda Waxa Ay go’aansadeen in ay ku xad gudbaan madaxbanaanida dhulkeena Dowladda Congo ayaa dhiggeedda Rwanda waxa ay ku eedeysay in ay duullaan ku soo qaaday goballo ka tirsan dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo. Saraakiil ka tirsan ciidamada Congo ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Itoobiya Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay gobalka Amxaarada ee gudaha dalka Itoobiya, xilli xasilooni darro ay ka jirto gobalka. Inta la xaqiijiyay 5…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya Oo Ka Digtay Kororka Tirada Dadka Ay Saameysay Abaarta Tirada dadka Kenya ee ay saameynta ku reebtay abaarta ku dhufatay qaybo ka tirsan gobalka geeska Afrika ayaa muddooyinkii la soo dhaafay sare u kacday. Dadka ay abaarta saameysay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo gobalka Hiiran ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu ka socdo deegaan hoostaga degmada Matabaan, kaas oo u dhaxeeyo ururka alshabaab iyo ciidama ka tirsan kuwa dowladda.…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicsi: Akhriso : Doorashada Abiy Uu Isla Galay Bilaw Illaa Dhaamad Muran badan ayaa illa iyo hadda sii hareynaya doorashooyinka Xisbiga Barwaaqo iyo hogaamiyahooda Abiy ay qabanayaan. Waxaa soo gaba gaboobaya ololaha doorashada, iyadoo dhamaan xisbiyada Mucaaradka ay isaga harayaan doorashada,…