2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicsi: Kiiskii Badda: Dalalka La Kala Saftay Soomaaliya iyo Kenya Inkasta oo lasoo gabagabeeyey kiiska Badda, Soomaaliyana ay ka guuleysatay Kenya hadana 7-badii sano ee dacwadu taallay ICJ, waxaa jiray in dalalka ay caalamka ay la kala safteen Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muusa Biixi: Ma doonayo naaneys la yiraahdo waa loo kordhiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ku sugan magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag ayaa sheegay in xukuumaddiisu aysan qorsheyneynin in ay waqti ku darsato mudda xileedkeeda. Biixi oo xalay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Burkino Faso: Dablay Dishay 55 Qof Dablay hubaysan ayaa la sheegay in dad fara badan ay ku dileen gelinkii dambe ee shalay gudaha dalka Burkino Faso, ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika. Mas’uuliyiin u hadashay dalka Burkina…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Danjireyaasha Soomaaliya U Fadhiyo Dalalka Caalamka Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah danjirayayaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka. Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen inta badan danjirayaasha Soomaaliya u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka iyo Soomaaliya oo Kawada Hadlay Arrimaha Gurmadka Abaaraha Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa maanta kulan la yeeshay ku-xigeenka Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo booqasho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Magacaabay Guddiga Qabanqaabada Todobaadka Xoriyadda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban 16 xubnood, kuwaas oo qabanqaabi doona xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka June…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble iyo Safiirka Sucuudiga oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad oo ay ka wada hadleen xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mid Kamid ah Ergadii Doortay Mahada Salaad oo Muqdisho Lagu Dilay Kooxo hubaysan ayaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dilay nin la sheegay inuu Nabaddoon ahaa, dilka ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay meel u dhow gurigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 27 Kun Arday Oo Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe U Fariistay Waxaa saaka guud ahaan gobalada dalka looga fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada dhexe, kaas oo ay sanadkaan u fadhiisteen arday fara badan. Imtixaanka ayaa waxaa sanadkaan u fadhiistay in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Markale Ka Doodaya Miisanadiyadda 2022 Waxaa maanta markale kulmaya xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka doodaya miisaaniyadda dowladda sanadka 2022. Mudanayaasha ayaa markale waxaa hor imaanaya oo ay su’aallo waydiinayaan…