1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Dil iyo Dhaawac loo gu Geystay Deegaanka Bariire Dadka ku nool deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada hoose ayaa cabasho ka muujiyay ciidamada dowladda ee ku sugan deegaanka gaar ahaan kuwa Gorgor, waxaana cabashadooda ay ku aadan tahay dil…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Labada Gole Baarlamaanka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda labada Aqal ayaa maanta shir gudoomiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Watashiga Qaran oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga qaran ee u dhaxeeyay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, Ra’iisulawasaaraha dalka, madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir, kaas oo labadii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sideen “Taariikhdeenna” u Akhrinaynaa? Taariikhda Soomaalida sal iyo baar, bilow iyo dhammaad, gumaysidiid iyo gobannimadoon, dawladnimo iyo burbur, dibucurasho iyo hanaqaad, waxa ay ku dhisaalan tahay QABIIL! Qabiilku Soomaalida waxa uu ugaga jiraa dhuuxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicsi: Qaali Maxamuud:- Amarka Lagu Afduubtay Ikraan Waxa Bixiyay Farmaajo. Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada sarkaalad ikraan Tahliil ayaa si kulul uga jawaabtay Guddiga uu Farmaajo usaaray kiiska gabadheeda, waxa ayna sheegtay in is hortaagidda Cadaaladda ee farmaajo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicsi: Ra’isul wasaare Rooble: Gacantii Ikraan Tahliil Dishay ayaa Dishay Aamino Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayey xaflad baroordiiq ah oo habeenkii Arbacada loo dhigay xildhibaanaddii lagu dilay Baladweyn ee Aamino Maxamed ayaa sheegay in xildhibaan Aamino ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha Kulanka Labada Gole Ee Baarlamaanka Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Axad ah kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka. Kulankaan oo ah midkii ugu horeeyay oo ay yeeshaan labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Golaha Wadatashiga Oo Maanta La Soo Xirayo Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in la soo gabagbeeyo shirka golaha wadatashiga qaranka, kaas oo madaxweynaha dalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka uga furmay magaalada Muqdisho maalintii shalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacagtii Diiwaan Gelinta Musharraxiinta Madaxweynaha oo La Amray in Dabagal Lagu Sameeyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Abaaraha mudane…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hooyo Qaali : Fahad Yaasiinoow Gabadhaydii Adiga Ayay Kugu Maqan Tahay Maamo Qaali Guhaad oo ah hooyada dhashay marxuumad Ikraan Tahliil Faarax ayaa ka hadashay wareysi uu dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji oo ku eedeysan dilka marxuumadda xilligii uu ahaa agaasimaha hey’adda…